DAGAAL OOGE MR.RAMAAX OO KU SHEEGAY XISBIGA WADDANI JABHAD HUBAYSAN…….. KA ISTAAQFURLAYSO TUUGOW ?!

Waar Shirkada Sacad Muuse Ltd® Anaba Ma Sheegno Ee  Mr. Ramaaxow Jabhadayada Maxaa Ku Sudhay Ileen Iminka Somaliland Ma Jirto Xataa Jeegaanland Baan Jirin Waa Shirkad Sacad Muuse Ltd® Ah Oo La Yidhi Habar Jeclo Iyo Ciise Muuse Gaadh Ha Ka Hayaan….

Inkastoo Qoladii Habar Jeclo Ay Intii Dambe Markii Guri Gurigii La Siiyey Ee Shacabka Hargeys Lagaga Daba Yimid Lana Yidhi Idinkaa Musuq Maasuqa  Aabo Iyo  Hooyo U Ah Misana Manta Mr. Ramaax Markuu Aflagaadeynayey Beelweynta Garxajis Isagoo Wadani Iyo Garxajis Ogaan Iskugu qaadaya In Uu Ka Maarmi Waayey Inuu Al-Ustaad Maxamed Muraad Magac Dhabo , Iyadoo Beeshii Bariga Burco Shirkada Waxba Looga Diiday Hadana La Yidhi Somalilandnimo Iyo Wadanimo Muujiya Ayaantan Waxay Lahayeen  Colonel Muuse Ayaa Dhago Beelay Ee Waxay Lahayeen Sida Beelaha Somaliland Oo Dhami Wada Leeyihiin Shirkada Sacad Muuse LTD®  Muusow Maqal :

Risiqiinni Iyo Kaayagii Waysku Ridateene
Ninkii Rodol Cirkaa Dhigan Lahaa Reedhi Loo Noqoye
Raaxada Hargeysa Iyo Gabiley Ruushan Haw Hadho’e

Haday Odhan Donaan Oo Qabyaalad Baa La Wadaaye Waar  Koone Walba Sidaa Mr.Ramaax Cali Hayste Safiirada Dalkii La Odhan jiray  Somaliland Waxay La Taagan Yihiin Min Ka Kenya Ilaa London Ila Stockholm  Xisbiga Waddani Waa Garxajis Jabhad Wada Ogaada Ama Ha Ogaanin Ee Tolow Nimanka Ma U Jawaabnaa Oo Ma Sheegnaa In Somaliland Ay Noqotay Shirkad Sacad Muuse LTD®  Inay Shirkadu Wax Walba Iibiso Min Hub Oo Iminka Caalamku Ogyahay Ilaa Lacag Maydhid Ay Banks Chinese Ay Ku Sheegeen Oon Meela Ka Daywaan Gelisneyn Oo Money Laundry Cad Ah   Oo Aynu Caalamka Tusno Shirkada Mataanta La Ah Shirkada Sacad Muuse ® ee Somaliland Company LTD Ee Dubai Ka Sameysan UAE  Iyo In Dalkii  Barigii Hore La Odhan Jiray Somaliland In Dhaweytana Jeega†aland Iminkana Noqday Shirkadaa Reerku Leeyahay……………

Waar Caalamka Waxaynu Tusi Karnaa Inta Bayacmushtarigu Kootada Ugu Xidhanyahay Inay Isku Reer Yihiin Waa Isla Qolada Caalamku Ku Tuhmayo Inay Saanad Ciidan Oo Nooc Walba Ah Caalamka Ka Iibiyan…….. Caalamka Waxaynu Tusi Karnaa In Uu  Habka Colonel Muuse Biixi Cabdi Uu Dalka Uu Maamulayo Inay Tahay Habka Caalamka Looga Maamulo Family Businesses – Ka Waa Siduu Mr. Donald Trump U Maamuli Jiray Shirkadiisa Intaanu Madaxweyne Noqon Waar Caalamka Shirkadan  Qaabka Daran Warkeeda Hala Gaadhsiiyo Kun Qof Oo Markhaati Noo Furay Baa Jira Oo On Record ah Sida Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Iyo  Qaar Kaloo Badan Oo U Baahan Uun In La Turjumo Qaarna Aanu Turjumnay ………. Waraaq Yar Qor Video Turjumana Raaci U Dir Safaaradaha Iyo Barlamaanada Deeq Bixiyayaasha , Dalalka Dariska  Iyo Ururada Caalamiga Ah Waar Get Up Stand Up Stand Up For Your Rights Beel Kastoo Somaliland Ku Nooleey  ka kaca……….

Iminka Xeer Ay Maalin Ku Joojin Karaan Gabigiisaba Ayaa La Isla Daba Yaacayaa Sheekh Iyo Shariif  Waa Marin Habaabinta Shirkada Sacad Muuse Ltd ® Muwaadin Waxa Lagaa Marin Habaabinayaa Xeerka Canshuurta Iyo Canshuurtan Beenta Ah Iyo Lambar Baan Badalayaa Markaasay Wadaadii Been U Sheegeen Ooy Ay Yidhaahdeen Qayliya Xeer Qoys Baa Jira Ee  Ma Nin Baa Loola Iman Karaa Xaaskaagii Baad Kufsatay Waa Waxa  Wadaada Iyo Sheekhyadii Lagu Mashquuliyey Iyadoo Laga Sii Jeedinayo Shirkada Sacad Muuse LTD® Ee Iminka Lasoo Warinayo Inay Ku Dhawdahay Inay Iibiso Hilib Dad Xataa  .

 Mr. Ramaaxow Fahanay Inta Colonel Muuse Biixi Cabdi Kusoo Dhiibay Ee ,  Ood Sadex Sacadood Wada Shirayseen Intaanad Go’aankan Aanad Qaadan  Markaa Ramaaxow Shirkada Reer Tolkaa Gaadhka Kahay Oo Hanoo Iman UCID Waa Tii Wiilkaad Adeerka U Ahayd Laga Eryey Ee Bal Waxaa Noo Qadhaab Iminaya Eega .

Ninkani Burco Oo Uu Ku Dhashay Oo Uu Mr. Ina Cali Hayste Ka Yahay Ayuu Dafiray Oo U Yidhi Reer Berbera Ayaan Ahay Markii Dambe Na Wuxuu Is Yidhi Maqaar Saaro Gabiley Sidii Nirig Hooyadeed Ka Dhimatay Oo Afkiisa Waxa Laga Hayaa Gabiley Waan U Dhashay Lakiin Burco Waan Ku Dhashay ……….. Intaa Kadib Reer Gabiley Kursi Gaaban Bay Ugu Fadhiisteen Duqa Ramaax Ah Musuq Maasuq Iyo Kontrabaan Ilaa Iyo Ethiopia Ilaa  Iyo Jabuuti Taxan Ayuu Faraha Lagalay  Halkaa Togwajaale Isagoo Muqlaynaya Ood Moodeysay Inuu Duburlax Ama Kolonyo Shini Ah Dhex Galay Oo Caacdaa Haya Ayuu Kasoo Booday Shaqadiina Waa Laga Eryey Lix Bilood Ayuu Suuxsanaa Wuu Qarsanayaaye Maxaa Ka Qabsaday Meeshii Lagu Xoonsanaa Alla Maxaa Ka Qabsaday Gabiley………. Duqa Ramax Ihi Waa Ragii Doorka Sharriifka Ah Ka Qaatay Dagaalka Sokeeye Waa Tuug Wuxuu Ku Jiraa Sedex Nin Oo Ah Macaali Wasiir Cukuse , Muuse Handaraab Iyo Mr. Ramaax Cali Hayste Madaxweyne Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ( AHUN ) Wuxuu Ku Dhaartay Inta Uu Noolyahay Inay Somaliland Xil Ka Qaban ………. Hadal Iyo Dhamaantii Mr. Ina Cali Haystow  Salkaa Waa Hoog Hadaad Damacdid Inaad Dagaal Sokeeye Ka Shaqaysid Waxaanu Ku Leenahay Ramaaxow :

Xayawaanku Waa Kala Yaqaan Xaafadduu Yahaye
Xigto Baaniyaalladuba Waysugu Xubeeraane
Xaaraamiyohow Bari Maxaad Uga Xishoon Weydey.

 

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker