Askari Xaqdaro loogu xukumay 8 sano iyo Ruqso ciidan kana soo jeeda Beesha “Garxajis”

Cabdi Naasir Wuxuu ka mid ahaa Askarta Garxajis ee Ciidanka Ilaalada Madaxtooyadda Waxaanu shaqada uu u lahaa habeenimaddii oo dhan oo uu soo jeeday subaxii markii uu is idhi Seexo, ayaa loo yimi iyadoo si jees jees ah loogu leeyahay Kac oo shaqada gal isna waa nin xalay oo dhan shaqo ku jiray wuxuu ugu jawaabay anigu shaqada uma lihi ee orodoo cidii lahayd shaqada u doono, markii horaba Garxajisnimoayaa lagu haystay, lamana rabin oo kiis baa lala doonayay, wataa  shaqo aanu xaq u lahayn loo diray,  se imika waxa lagu qaaday dacwad ah Wuxuu sameeyay Amar diido ka dibna si degdega ayaaba loo qabtay loona xidhay, maalmo ka dibna waxa la geeyay maxkamada oo kiis been lagu dhoobay loo sameeyay, Maxkamadiina Sideed sano oo Xadhig ah ayay ku xukuntay iyo Ruqso ciidan, nin kale oo ka mid ahaa Askarta Sacad Muuse ee Ka shaqeeya Madaxtooyada wuxuu sameeyay cay iyo amar diido Nasiib wanaag sadex saacadood ayuu xidhnaa halka kii garxajis lagu xukumay 8 sano oo xadhiga cadaaladaasi ma ta Garxajis loo samaystaa.
Halkaa waxa laga fahmayaa in dawlada dhexdeeda laga ugaadhsanayo inta garxajis ah ee ku jirta mararka qaarkoodna iyaga la isku ugaadhsanayo
Hadii xaqiiq la doonayo ha la soo ogaado inta garxajis ah ee jeelka ugu Jirta Kiisas loo sameeyay iyo cadaalad daro.
Gudbiya oo sharedhaha
Warbaahinta Iftiimiye.
iftiimiye news

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker