Waa ku wee sedexda rukun ee hadheeyey musuq maasaqu iyo xarraanta dalka somaliland?

Waxaan dooneynaa in aan bulshada somaliland u cadeeyno in dalka somaliland uu ka jirro musuqmaasq cadi.

Waxaa dalka somaliland  ka jirra hay,ado dowlad nimo, ku waas oo farra badan, haddaba  hayadahaa qaar kamidda waxaa ka jirra musuq maasaq baahsan oo cad,  waxa hubaala in Sedexda rukun ee xarranta iyo musuq maasaqu u hadheeyey, waa sedex rukun, oo mihiim ah  isla markaana aay ku xidhan tahey nolosha dhabta ah ee bulshadda somaliland iyo  asaaska dowladnimoba.

Waxeynu  nahey shacab la yidhaado reer somaliland, waxaa dadkeenii iyo dalkeeniba heeytsa dhibaato baahsan, taas oo aay ah wax la yidhaahdo laa luush,  siba nolosha dadka   danyarta heeytsa, ku waas oo ku nool lixda gobol ee dalkeena somaliland.

Hadaba markii aaynu qiimeeyney(haya,daha)dowliga ah ee loogu talla galley inney u adeeggaan shacbeenkeena, isla markaana aad la socotaan in shacabkeenu aay yihiin dad iyo aad u fiqiira oo taagdaran  90/100, ayaa hadii aad dhinac kasta ka eegto illaha adeega ee heeysta qaarkood, isla markaana aay u geestey qoowta daruuriga la quuto,iyo cafimaad xumo. iyo qabyaalad iyo is cabudhin, iyo kalla sareen, isla markaana aay u dhertey dowladxumo, isla markaana aan waxba ka ogeen dhibaatooyinka ku xaaydaaban, ayaa waxa jira habaar  nasiib daro inaaney helin dowlad u naxda oo hawlaha nololeed ka caawisa.

Ayaa sedexdii rukun ee dadka ka cawin lahaa sasaaka nollosha , ayaa waxaa ku habsadey musuq maasaq cadd oo muuqda,somalidu waxey ku maah maahdaa hadal badan dan baa dhaanta, waa kuwan sedexdii runkun  ee aan idin soo sheegney, bal u fiirsada.

1 Hay,adda, maxkamadaha somaliland
2 Hay,aydda booliska somaliland
3 Hay,adda dowladaha hoose

Qoraalkan ka ku xigga waxaan idiin la soo socsiin doonaa  cadeeymada buuxa iyo sida khall,dan ee xarraanta ah ee aay u sheqeeyaan sedexdaa hayadood.

Waxaan u soo badhigeynaa si aan u naqqono dad ku nool caddalad iyo sinaan, waana wacyi galin,

Ilaahey baa mahad leh

W/Q FUAAD M.QAWDHAN. arimaha bulshada london woolwich
mr_qawdhan@hotmail.co.uk
facebook; fuaad qawdhan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker