Odeygii Siilaanyo ee Xaraashe, Qabiileyste, oo Islaantiisii sidii Waxar yar kolba gees u walqinayso, oo Dumarkii Wadnahay Dhegle ku maaweelin jirey..

Siilaanyo & Islaantiisu umada mey ka xishoodaan, sawkuwan sidii uu Kursigii ku fadhiyo la wareejinayo,ama olole
uu galayo oo kale, waayo Daahir Riyaale oo Madaxweyne aan Wadankana boobin, xaraashin, Umada kala dilin
cid buunbuunisa, ama Dumar soo dhaweeya ama durbaano loo tumo ma jirto.
Kolkaa Habarta Aamina Weris sidii Waxar u walqinaysa ee kolna Wadada Baligubadle maratoon ku soo ciyaarsiisey
kolna kuwii Madaxtooyada Wadnahay dhagle kula ciyaari jirey u soo ururisey, oo ay ku jirto Habartii Samsam Heerya
xun oo magac xumdey Wadanka ka tagtey Umada siin kari weydey Indhaha Kamarada oo xaga dambe ka joogtey.
Aamina Weris iyadu sunahay xiiratey, oo Womens Clubkii intey qaatey Umada & Dumarka mey hor timaadeen, Siilaanyo
oo ah Aabihii Xaraashka, Qabyaalada, Xaqul-qalin ee Jindagaagay u Aabaha ahaa, Umada mey hor wadeen.
Kuwa ku andacoonaya ee ah kuwii uu Siilaanyo Reernimo & abyaalad wax ka dhigey oo qaarkood ku hanjabaya qofkii Siilaanyo
ku sheega waa Daalin, Waa Aabaha Musuqa, waa xaraashe gacan ayaanu wax ka qaban.
Xinifaw Adeerkaa Xaraashe Siilaanyo Ilaahay & Aakhiro & Xaqa Umada ee uu gurtey kama difaaci kartid, hanjabaad digaaganuna
 waa waxa aad ku hadlayso waa xaaraantii & Xaqdaradii uu Siilaanyo kaaga dhigey masuul aan una qalmin.
Sidaas Darteed, hadaad hanjabto, & hadaad sidii Kulmiye caadada u ahayd aad Shaaniyo soo qarxiso Siilaanyo waa Dikteytar isagoon
Kursi ku fadhiyin kolb Habaro meel uugu mashxaradayaan, isagoo Umadii kala fogeeyey halkuu iska qarin lahaa isaga & Habartiisu
ay Umada hor taxtaxaashayaan, Kolkaa Siilaanyo Daalinkii ugu weynaa Somaliland kala qaybiyey, xaraashay Deked, Cir, Dhul ee meelna
ka xishoon waayey xiitaa Schoolkii Hablaha ee Womens Club, xiitaa Qaadhaankii Abaarta, Xiitaa Biyihii Xumbo Weyne ubxaanaalaa.
Siilaanyo Hargeysana Villa Siilaanyo ayuu ka samystey, Dubai Villa Siilaanyo Ingiriiska la mid  maakaasaa Xaaraan cune ahayn.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker