Maayarka magaalada borama mr maydhane oo noqdey ninkii ugu awoodabadnaa. By Ahmed jama

Maayar maydhane waxay isqabteen  badhasaab RAMAAX IYO badhasaab SHIINE . IMIKANA waxay is hayaan badhasaab CABDIRAXMAAN Hadaba madaama Intabadan maayar maydhane dartii ay ku waayeen shaqadoodii ay u hayeen qaranka JSL.

sidaasi darteed maanta oo ay is hayaan badhasaabka gobolka awdal Mr.CABDIRAXMAAN oo waliba lagu hayo amardiido inuuna cidna dhageysanen haday tahay badhasaab iyo haday tahay taliye qaybeedba,waliba uu dacweynaayo iyaga uuna baalmaraya sharciga dalka.

Maayarka borama oo ku tuntey xeer hoosaadii golaha degaanka iyo sharciga QARANKA JSL kadib markii uu jeex-jeexay waaran maxakamadeed ,uuna diidey wax kasta oo sharciga waafaqsan.

ODHADKA JSL OO KU HELEY MAAYAR MAYDHANE INUU SI CAD UGU BADHEEDHAY UGUNA TAGRIFALEY HANTIDA DEGMADA BORAMA TAAGEEREYNA MUSUQMAASUQA IYO FADEEXADA ,BOOBKA KATAAGAN DEGMADA BORAMA ..

waxaa maanta farxada aan lasoo koobi karin ay ku waabariisteen shacabka reer borama markii ay maqleen saaka subaxii in odhadku ay ku heleen musuq maasuq sidaasi awgeed waxay shacabku saaka isla dhaxmarayaa oo ay leeyihiin waa in maayar maydhane talaabo adag laga qadaa sharcigana la mariyaa sidaas ayey doonayaan reer borama.

Hadab maskaxkasta oo fayow iyo muwadiniin kasta oo fayow oo reer borama waxay hadalhayaan oo ay ku mashquulsan yihiin tolow ma la xidhi donaa maayarka maydhane mise uu ka badbaadi doona dambigaa uu ku dhaxjiro??? Hadaba xildhibaanada degmada borama waxay ku hawlanyihiin oo ay ku loolamayaa cidii booska maayar maydhane buuxin lahayd.

WAXAA FARXAD U AH DADKA REER BORAMA IN LA IS WEYDIINAAYO MAANTA FIKRADA KA DUWAN SIDII HORE OO LA RABO BACDA MAAYAR MAYDHANE INUU YIMAADO MAAYAR KA KARTI BADAN KANA WANAAGSAN.MAAYARKA AY AQOONTIISU LIIDATO,ARAGTIDIISUNA HOOSEYSO,QABYAALADIISUNA BADANTAHAY WAA INUU MUTEYSTAA IQAAB ADAG INTAAS AYEY DADKA SUUQU KU DOODAYAAN MAANTA MAGAALADA BORAMA…

By Ahmed jama

Ahmedjama@hotmail.com

Paris France

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker