Dadka Reer Jabuuti Oo Si Weyn U Soo Dhaweeyay Kulankankii Madaxweyneyaasha Dalalka Jabuuti Iyo Eritrea

Jabuuti (OWN)-Markii ugu horeysay muddo 10 sana ah waxaa shalay magaalada Jeddah ee dalka Boqortooyada Sacuudiga ku kulmay madaxweyneyaasha dalalka Jabuuti iyo Eritrea.

Isias Afwerki iyo Ismaaciil Cumar Geelle oo is gacan qaadaya ayaa warbaahinta dunida iyo tan carabtuba ay aad u baahinayeen, waxaana la filalayaa inay kullankoodaas uu horu-dhac u yahay heshiis ay laba dowladooda ka gaaraan colaadda mudada ka dhex jirtay.

Dadka reer Jabuuti ayaa si weyn u soo dhaweeyay kulankan, halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker