Oodweyne News - Latest Somali News Update

DAAWO: “Garxajis Midnimadiisu Waa Muqadas…” Madax-Dhaqameedka Beelaha Garxajis Oo Beeniyay In Wada-Hadal U Socdo Madaxweyne Muuse Biixi

Hargeysa (OWN)-Guddiga madax-dhaqameedka beelaha Garxajis ayaa sheegay in aanay diyaar u ahayn inay wada-hadal la galaan xukuumadda Madaxweyne Muuse Biixi ilaa inta uu laga fulinayo shuruudahooda, Halkan hoose ka DAAWO