Aragtida Xisbiyada Mucaaridku Ka Qabaan Dib-U-dhac Ku Yimaadda Doorashooyinka March 2019
Hargeysa (OWN)- Xisbiyada mucaaridka ah ee Ucid iyo Waddani ayaa ka dareen celiyay Warbixin ay soo saartay xarunta daraasaadka Siyaasada Somaliland oo la xidhiidhay in dib u dhac ku imanayo doorashooyinka soo socda ee goleyaasha Wakiilada iyo Deegaanka.