HAAMAHA GANACSATADAN WAXAY KU HELEEN SHARCI DARRO SI KASTOO LOOGA QAADAA A SHARCI GA WAA LA WAAFAJIN KARAA.

Haddii feedhkii xaqa ahaa ee Mudane Cabdiraxman Cirro iyo muaamaraddii Madaxtooyadii Siilaanyo dib loo eego iyo sidii markii dambe EE Baarlamaanka u quturay Madaxtooyadii HANTI boobka ee Siilaanyo waa kuwii wareejinta Hamaha Madaxtoodii iyo GANACSATADAN Culimada is usoo ekeysiinaysaa waa kuwii dooxa Waaheen la xulay ee badda hoosteeda wax ku kala qaatay.

Maantaa timi iyo lasoo noqoshadii Hamaha iyo Xukuumadda cusub. Marka la is dejiyo ee miiska wada fadhiistaan waxa Xukuumadda idiinka dhexeeyaa waa xisaabtan hufan oo sharciga waafaqsan. Xukuumadda iyo shacabku waxay doonayaan inay idin soo hordhigaan wixii faaiido aa ka soo xarsysateen hantidaa sida qaldan la idiinku wareejiyey idinkuna waxaa miiska soo saaraysaan waxan aa leedihiin waanu ku dayac tirray iyo waanu ku kordhinay haamaha oo burhaantoodii iyo caddayntoodii wata, xafiisyadii lacagta idiinka salimay. Haddaad miiskaa suluxa Xukuumadda cusub kula heshiin weyda an waxay noqonaysaa in kiiska Haamaha idinkiyo Xukuumaddu Maxkamadaha isla gashaan oo wax walba sharciga loo eego tan iyo maalinta a heshiis een Xukuumaddii hore iyo sidaa wax u kala iibsateen caddaymahoodii. Sideedaba Xukuumaddu maaha hebel iyo hebel maaha ee waa SYSTEM DAWLADEED OO HABAB LA RAACO OO QORAN LEH, markastoo dib loo eego waa la xawqiijin karaa sida arin kastaa u dhacay. Dabacan haddii Ganacsatada iyo Xukuumaddu maxkamadaa isla gala an, maxkamadda sidii wax loo kala iibsatay iyo habkii la raacay iyo sidii wax loo kala qaatay iyo goobtan lagu kala qaatay ina haasoo dhan Bay sharciga iyo Distoorka waafajinaysaa dabadeed Xukun Bay ridaysaa wixii sharciga baa marsanna dembi baa ka ratibmaya.
Jamhuurkuna wuxuu wada ogyey Haamaha iyo Dekedda iyo dantii guud ee la iibiyoo dhami inay sharciga baa marsanayd. Markaa isbedelka geeska ka socdaana wuxuu ku qasbayaa Xukuumadda Somaliland inay habkii hore ee Xukuumaddii SIILAANYO ku xanuunsaday ay mari jirtay inaanuu maanta la JAAN qaadi karayn isbedelkan geeska ka socda kasoo kasoo horjeedaa in Immaaraadku Dekedaha geeska Afrika qabsado horuumarkana ka illaaliyo.
MBashe (MEERKAT)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker