Tirada Dadka Soomaalida Ah Ee Ku Guulleystey Doorashadii Ka Dhacday Dalka Sweden

Sweden (Hargeysa)- Doorashadii dhawaan ka dhacdey dalka Sweden oo ka koobneyd heerarka kala duwan ee maamullada dowlada ee Federaal, gobol iyo deegaanba ayaa dadki ku tartamayey wax ku jiray Soomaali badan.

Hanad Maxamed Cabdi oo loo yaqaan Xulbale waxa uu ku guuleystey xubinnimada gollaha deegaanka Uumiyo, ee gobolka Vaster Botten oo dhaca waqooyiga Sweden, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker