Daawo:- “Doorashadu In Ay Dhacayso Shaki Baanu Ka Qabnaa …” Xisbiga Waddani Oo Ka Hadlay Warbixin Ay Soo Saartay Xarunta Daraasaadka Siyaasadda Somaliland.

Hargaysa-(OWN)-Maxamed Xasan Shabaash oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa ka hadlay warbixin ay soo saartay Xurunta Daraasaadka Siyaasadda ee Somaliland, taasi oo ka digtay dib udhac ku yimaadda Qabsoomidda Doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo ta Deegaanka, ee 2019-ka,……………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warbixintan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker