Caqabadaha Horyaala Doorashada Somaliland ee Loo Asteeyay March 2019

Mudane/Marwo,

Bisha March 27, 2019 waa maalinta loo cayimay ama loo asteeyey inay Somaliland ka qabsoomaan doorashooyinka golaha deegaanka iyo Golaha Wakiilada oo isa-saaran. Muddadaas waxaa haatan ka dhiman wakhti ku siman lix bilood, hase ahaatee waxaa yaalla hawlo faro badan oo ay ahayd in xilli hore la sii qabto. Wakhtiga haatan hadhay ayaa cidhiidhi aad u weyn gelinaya in la qabto doorashooyinka Golaha Wakiilada iyo deegaanka.

Warbixintaas oo dhamaystiran Lifaaqan hoose kala bax.

 

Mahadsanid

Xafiiska Losocodka Arimaha Doorashada ee CPA (CPA Election Monitoring Office).

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker