Reerihii Jeegaanta ku bahoobey, oo Suldaankoodii, Ganacsatadoodii, Qurbajoogtii & rakaal & madaxdba, oo Caare & Ina Buubaa uwada jawaabaya,

Reerihii Jeegaanta ku bahoobey, oo Suldaankoodii, Ganacsatadoodii, Qurbajoogtii
                                              & rakaal & madaxdba, oo Caare & Ina Buubaa uwada jawaabaya, Fiintii waxay ka
                                             sii ooydaa Jirka, Jeegaantii Jindagaagay waxa kawada hadlinaya, Xaaraantii, Dulmigii
                                            Xaqdaradii ay Somaliland keligood ku jaqaeeyeen, oo Caare & Xaqu dirirku soo af jarayaan.
Somaliland Labada Reer ee Hagbada ku heshiiyey ee Jeegaanta la baxay ayaa Wadankii Dhiul, Bad & cirba intey
murdiyeen xaraasheen, hadana Kursigii sidii Bowortooyo isku wareejiyey oo isu boobay, oo Shicibkii & Reerihii kale
 u samrayeen daawanayeen.
Hadaba, Dhiilka xaaraanta & Nabsigu kolkuu buuxsamo wax celin kara ama hor joogsan karaa majiro.
Hadaba, Doorashadii Xaaraanta ah ee Muuse Shaani loogu boobay, Umadu wey u taanaasushay, Laakiin Muuse Jaahil
wuu sii handaraabay Wadankii oo Umadii ku kala tagtey Doorashada wuu sii kala fogeeyey.
Muuse Wuxuu ku andacoodey Sidii Daalinkii Siilaanyo laysu joojin maayo, idin dhegeysan maayio, ama Buurta G/Libaax
kor ama Jabhado ha baxaan, Cadaalad darada & Dulmiga waan wadayaa.
Hadaba, iyadoo Beelihii kuwada guuxayaan Shir Beeleedyo, Saami Qaybi & Xukuumada dhinac ka raran, oo Umadii eegyso
ayuu Muuse uu ku andacoonayaa, sidii Siilaanyo waxba tabashadaa ka qaban maayo.
Sidaas Darteed, Muuse & Siilaanyo labadii Reer ee Hagbada wada galay ee Jeegaanta la baxay ayaa Cabsi weyn la soo
deristey oo Xaaraantii & Xaqdaradii ay guranayeen ay ku ladi la,yihiin, oo Caare Cadaalad daro u baxay & Umadii oo ku
taageertey, ay Jeegaantii wada ooyaysaa, wada cabaadaysaa, oo Caare kol waa tuug, kol waa dhiigya cab, kol waa Sirkh-
aan ay Muuse & Madaxtooyadii & Jeegaantii ku cabaadayaan, oo hurdo la,aan uu kuwada ridey Caare.
Ta kale, kolkey Caare magaciisa ku ciyaana waxay raaciyaan Ina buubaa, waa Dad meeli wada bukto xaaraan & Xaqdaro
wada dugsada, kolkaase, Caare & Ina buubaa kuwada waasheen.
Jeegaantii & indagaagay oo Cabsida soo food saartey, Caare & Xaqu Dirirka ka seexan waayey, oo Sioyaasigii Jeegaanta
Ganacsadihii Jeegaanta, Koofiyad Baclayaashii Jeegaanta, Qubo Joog & Qolqol Joogii Jeegaantu Wadnaha Farta kuwada
haya, waayo Xaaraantii & Xaqdaradii ayaa shideysa, kolkaasey kuwada hadrayaan Caare, uwada jawaabayaan Caare.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker