Farxiya Fiska Iyo Amuuro Kale ………. See Arrin Yahay ?

Waxaanu Si Baaxad Leh Ugu Soo Dhaweyneynaa Boqoroda Codka Marwo Farxiya Fiska Somaliland Anakoo  Leh  It’s Been A Long, A Long Time Coming  Markaa Muga Sharafay Noo Tahay Hadaad Maha Imaatay Lakiin Marwo Shukri . F.Sendiko Inaad Hore Usoo Wadaan Aa La Rabay Waar Mar Hadynu Nidhi It’s Been A Long, A Long Time Coming .. ……..

 Kii Mr. Maxamed Cali Bile Waa Kii Yidhi Burco  Iyo Bariyow Tahriiba Kii Maaliyaduna Wuxuu Yidhi  Waad Edeb Darantihiine Canshuurta Keena  Oo Sheikh Tahriib Baad I Tidhi Ee Waa Maxay Canshuur Keen  Wado Iima Dhistid , Tacliinta Anaa Iska Bixiya , biyaha anaa iska bixiya , laydhka anaa iska bixiya ,Dhakhtarka Anaa Iska Bixiya , Wadooyinka Xildhibaan Nac Nac Baa Iska Wax U Qabso Ku Dhisa Ta Ceergaabo Iyo Burco Isku Xidha Lacagta Lagu Dhisayo Anaa Baxshay  Askarta Iyo Boliiska Mushahar Uma Kordhisid Timir Dhacday Oo Expire Ah Ayaad Siisa Ilaa Geedkii Timirta Markay U Ekadeen Ay  Xaga Colonel Caare Qabteen  ,   Canshuurtan Bil Walba La Kordhinayaa Maxay  Tahay Misaaniyadii Saw Tii La Ansixiyay Ansixintaa Wixii Ka Dambeeyaa  Waa Musuqmaasuq Waayo Lama Trace Garayn Karo , ……Waar  See Arrin Yahay ?

Laba Oday Oo Aanu Aad U Ixtiraamno Oonu Aawadood Maaliyada Iyo wax Ku Shuqul Leh Aanu Uga Hadli Weynay Oo Central Bank Of Somaliland U Kala Sareeya  Waxaanu  Maqlay Waa Isku  Jiq …..Yaaaa? Anakoo Ixtiraam Culus Labada Gentleman u hayna  Haday Run Tahay Arrinkoodu Wuxuu Noqonayaa Labadii Nin ee  Bidaarta Lahaa Ee Garfeedha Isku Qabsaday ….. …… Sheekh Caan ah Oo La Yidhaah Sheikh Xasaan Xuseen Adam Abu Salmaan Oo Marajiicdanada Ka Mid Ah Ayaa Waxa La Is Waraystay Kanada Dhakhtar Somalilander Ah Oo Qaxii Marka Laga Soo Noqday Dhakhtar Ka Ahaa Somaliland Markaasu Yidhi Midh Dawo Ah Ugumaanu Iman Somaliland Marakasuu Ku Yidhi Sheikh Xasaan Abu Salmaan Oo Hadaa Sideed Dadka Ku Daweyn Jirteen Markasuu Ku Yidhi Dhakhtarkii NIYAD WANAAG Ayaanu Ku Daweyen Jirnay Sheikhii Baa Yidhi WALILAAH XAMDI  Waa GOODWILL  Markaa Bank Aan La Ogaleyn In Lacag La Dhigo , Dahab Oolin , Canshuurta Aanu Wax Ku Lahayn , Rent Iyo Riba Xaraan Ka Tahay Marka Hore Ba Labada Oday GOODWIL Ayey Wax Ku Wadeen …..

Mar Hadaan Soo Hadal Qaaday Ta Ugu Wayn Een La Yaabay Waxay Ahayd Markay Farac Ka Furteen Madaarka Hargeysa   Are You Kidding Me  Ma Commercial Bank baa  Miyaanay Ahayn Central Bank Siday Farac U Furi Karaan Oo Ay Sarifka Uga Qayb Qaadan Karan Waa Crime Man Miyaanay Ahayn In Bankiyada Kale Loo Ogalaado Iyaguna Inay Farac Airport-Ka Ka Furtaan Meeyay Free Market-Kii………… Wax Kaliya Ee U Furan Sicir Bararkan Wax Kaga Qaban Karaan Waa Iyagoo Sariflayaasha U Sheega In Lacag Dollar Ah Bank La Dhigay Ilaa $3000000 Oo Suuqa Lagu Khuukhiyo Mar Shilinka La Iibsado Marna Dollar-Ka Lakiin Xukuumada Colonel Muuse Biixi Ma Is Aaminaysaa …

Waxa La Yidhi Hanti Qaran Aya La Tiro Koobayaa Waxa La Calaamadiyay Intii Burco Ka Soo Jeeday Ama Bari guryihii la siiyey ama ay ku jireen ….. .. Waxa La Ydhi Coperate  Somaliland Ama Shirkadaha Waaweyn  Oo Canshuur Dhaaf Lahaa Waayo Charity Faro Badan Iyo Sadaqo Ayey La Baxaan Oo Maskiinta Ay Siiyaan Waar Masakiin Wax Nagama Gelin Baa La Yidhiyee Canshuur Xooga Ayeydun Bixinaysaan Agoontu Idinka Dhex Ciday Idin ALLAH Kaga Sii Daranee Canshuurtaa Qoladii Reer Bari Baa Lagu Soo Rogay Qolada Reer Galbeedka Ee Wax Waliba Kootada Ugu Xidhan Yihiin Canshuur Dhaaf Bay Leeyihiin  Weli Meel Charity Ama Sadaqad Guud Ay Kagaga Qayb Galayana Maanu Maqal ……….. Kasoco Abkay Wasiir Iyo Agaasime Guud Waa Isa Sudhan Yihiin  Ilaa Guddomiye Haya’ado Ila Gudoomiye Ku Xigeeno Haya’ado ….. Xukuumadii Al-Xaaji Axmed Ka Xanuunsaday Fadhiid Bay Ahayd Ta Colonel Muuse Biixi Cabdi Dhex Boodayaa Komma Ayey Ku Jirtaan Mar Hadaad Aragtid Ninkii Suufiga Ahaa Oo Saaxi Keenay Meeshu Qaflad Bay Gashay Mar Hadii Guddomiye Faysal Cali Waraabe Ka Aamusay Xaalku Ma Fiicna ……

Waxaanu Rajeyneynaa Sanadkii Hijriga Ee Bilaabmay Barkadiisa In Qoladaa Wada Yuusaysa Intay Wixii Dalka Xaafad Ku Cuneen Ay Marwo Fiska Kala Kiciso , ……..Se Camal !

Waa Tan Heesta Colonel Care Usoo Diray Colonel-Ka Kale Markay Ka Wada Daba Yuuseen Colonel Care Uu Ydihi Waar Ma Sideed Jir Baad Tihiin ….Alayle Xukuumadana Dhaqanka Sideed Jirka Leh .

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker