Daawo :-Qaabka Fananad Farxiya Fiska Loogu Soo Dhoweyey Magaalada Hargeysa
Hargeysa(OWN) Fananada caanka ah ee somaliyeed farxiya axmed cadaawe fiska ayaa si meeqam sare leh loogu soo dhoweyey magaalada hargeysa iyadoo ay soo dhoweynteeda ku kulmeen bahda fanka hargeysa iyo taageraaysheeda.
Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka