Tacsi Tiiraanyo Leh

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Sheekh Aadan Siiro Farxaan X Cali Farxaan liibaan Xildhibaan Maxamuud jaaamac X Cilmi Caaqail Cumar Jaamac X Cilmi Eng Aadan C/Laahi Ibraahim Ibraahim Aadan Cumar Qaryaqaan Aadan X Cali Maxamed Xasan Ilka case Eng C/Rashiid Maxamed Gunti X Shacayb Xasan Xuseen Shaafici Xasan Cali Yare Maxamed Cabdi Cilmi Garyaqaan Saleebaan Jaamac Xandule Maxamed Jaamac Mire Axmed Macalin Maxamuud.

 

Dhammaan Asxaabtani waxay ay Tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaan  qoyska Reer Cabdi Jaamac Xujaale oo uu ugu horeeyo Cali Xiis Cabdi Jaamac Xujaale Sacad Cabdi Jaamac Xujaale iyo C/laahi Cabdi jaaamac Xujaale eheladeedii , qaraabadeedii  asxaabteedii iyo shacbiga Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Alle ha- u naxariistee Hooyadood  Marxuumad Mako Yuusuf Ducaale oo dhawaan ku geeriyootay Magaaladda Hargeysa.

 

Sheekah Adan kana mid ah dadkii aaskeeda ka qayb galay oo ka hadlay taariikhdii  Marxuumad Mako Yuusuf Ducaale mudada dheer ee uu yiqiinay ayaa ku sifeeyey inay ahayd  shakhsi aad u wanaagsan oo Alle ka cabsi,Waxa kale oo uu Alle uga baryayaa Marxuumadaasi  in uu godka u nuuriyo sida oo kale na uu ka waraabiyo naxariistiisii jannatul Fardowsa. Ehelkii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka baxayna uu Eebe samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin

Tacasi Tiiraanyo Leh

INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Tacasi

Adeero Ibaahim Adan iyo Caruurtiisa  oo kala ha Ayaale Ibraahim Fihiima Ibraahim Faysa Ibraahim C/Risaaq Ibraahim Ilma Qawrax oo ay ugu horeyso Hooyo Nabiiha Aw Aadan iyo Caruurteeda oo kala ah  C/fataax Maxmed Cumar iyo qayskiisa C/Baasiga Maxamed Cumar iyo qoyskiisa Cumar Maxmed Cumar iyo qoyskiisa Iftim Maxmed Cumar iyo Caruurteeda Ubax Maxamed Cumar iyo Reerkeeda Sacdiya Maxamed Cumar iyo Caruurteeda Hibo Maxmed Cumar iyo Reerkeeda Cawaale Maxmed Cumar iyo Qoyskiisa  Axmed Macalin Maxamuud iyo qoyskiisa Maxmed Macalin Maxamuud iyo reerkiisa Aadan Macalin Maxamuud Khadra Macalin Maxamuud iyo Caruurteeda Sahra Macalin Maxamuud iyo Caruurteeda Xaawa Macalin Maxamuud Rashiid Cali Maxamuud Cabdi Cali Maxamuud Layla Cali Maxamauud

Dhammaan Asxaabtani waxay ay Tacsi Tiiraanyo Leh u dirayaan  qoyska Reer Cabdi Jaamac Xujaale oo uu ugu horeeyo Cali Xiis Cabdi Jaamac Xujaale Sacad Cabdi Jaamac Xujaale iyo C/laahi Cabdi jaaamac Xujaale eheladeedii , qaraabadeedii  asxaabteedii iyo shacbiga Somaliland geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Alle ha- u naxariistee Hooyadood  Marxuumad Mako Yuusuf Ducaale oo dhawaan ku geeriyootay Magaaladda Hargeysa

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker