Qoraa Cabdifataax Cali Sugule Oo Daraasad La Sameeyay Ku Ogaaday In Nasiibka Haweenku Ku Xidhan Yahay Bisha Ay Dhalatay

Daraasad cusub oo Daaha ka qaaday In Dumarku u kala nasiib badan yihiin Bilaha ay dhasheen.

 

Xaqiiqda Daraasadan ayaa waxaa aad uuga cadhooday oo ay waji-gabaxna ku noqotay haween badan oo ka mid ah haweenkii baadhitaanka lagu sameeyay, kuwaas oo aflagaado u gaystay khubarada samaysay baadhitaankan. Baadhitaankan ayaa khubaradu soo saareen Hawenka iyo bilaha ay dhasheen oo u qoran sidan:-

 

Haweenayda Dhalata bisha January :-
Waa haweenay qorshe badan , anshax wanaagsan , hasayeeshee waxay u janjeedhaa dhanka murugada.

Haweenayda Dhalata bisha February :-
Waa haweenay Qalbi debacsan, waana xaas la jecel yahay iyo hooyo naxariis badan

Haweenayda Dhalata bisha March :-
Waa haweenay wareersan , hadal badan , waxayna u janjeedhaa muran iyo dood

Haweenayda Dhalata bisha April :-
Waa haweenay isbedel badan, khibradeedu ay yar tahay, hasayeeshee aad u qurux badan

Haweenayda Dhalata bisha May :-
Waa haweenay aad u qurux badan , la jecel yahay, nasiib wanaagsana leh

Haweenayda Dhalata bisha June :-
Waa haweenay dabeecad xun, xanaaq badan, kaftankeeduna badan yahay

Haweenayda Dhalata bisha July :-
Waa haweenay quruxdeedu ay tahay heer dhexe, waji adag leh, dabeecad xun

Haweenayda Dhalata bisha August :-
Waa haweenay madadaalo badan , waxaana inta badan guursada nin hanti leh

Haweenayda Dhalata bisha September :-
Waa haweenay caqli badan, farxad badan. waa haweenay leh soo jiidasho dabiici ah

Haweenayda Dhalata bisha October :-
Waa haweenay qurux badan, la duleeyay, nasiib xuna leh

Haweenayda Dhalata bisha November :-
Waa haweenay fadli badan, aad u debacsan, nasiibkeeduna wanaagsan yahay

Haweenayda Dhalata bisha December :-
Waa haweenay qurux badan, caqli badan, farxad badan, ku takri-falideeda hantiduna tahay mid xad dhaaf ah, waxayna u janjeedhaa nin walba oo nolosheeda ku cusub.


Qoraa Cabdifataax Cali Sugule

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker