ISBEDEL KA KILILKA SHANNAAD KA SOCDA SIDAY REER SOMALILAND UGA QAYB QAADAN KARAAN

Kililka shannaad ee Somalida Ethiopia waxaa wada deg a dad aad u badan oo Somali ah kana soo kala jeeda qabaail kala duwan oon weligeed si caddaaladi ku jirto wax u qaybsan iyadoo iska cad intii taariikhda dawladnimo ay Soo gaadh een Somalidu meel ay JOOGTABA aanay marnaba si caddaaladi ku jirto aanay weligeed wax u qaybsan haddana arinka waa hammi qalbiga qof kastoo muslimka ku jira oo maalintii Allah keeno ama waagii beryaba ay Diinta Islaamka ina farayso cadaaladda Mana la sameeyo.

Kililka shannaad waxaa wada deg a Somalida qabaailkooda: Ogaadeenka, Essa, Isaaq, DHULBAHANTE, Samaroon, Gabooye Akishes, Ajuuraan, iyo qaar kaloo badan hadana Xukunka waxaa iska maroorsada Ogaadeenka oo iska dhaadhiciyey inuu wadanka keligii leeyahay. Haddii la is barar dhigo Ogaadeenka iyo inta kale iyagaa ka badan markaa xaqiiqada waxay imanaysaa marka Abey Ahmed gaadhsiiyo ( one-man, one-vote). Dhicimayso Dawlad degaanka inay meel walba OGAADEENKA KA ASKARIYEEYO DADKA KALE SHACAB LA CADAADIYO NOQDAAN. Qaflad Bay ahayd Askarta wajaale, Balligubadle, Buuhoodleh, Gaashaamo, Awaare iyo meel kasta inay Ogaadeenka noqdaan xaq daro ayey ahayd. Imika Xukunka isbedelaya ee kililka Shannaad inay isku haystaan ama qaybsadaan ONLF IYO DAWLAD DEGAANKA SOMALIDA EE JIRTAA waa in Abey Ahmed fahmaa dulmiga Somalida DHEXDEEDA ka jira. Waxay soo jeedin ayaan Xusbi Cimlaaqa ah Haddii Xukuumadda Kulmiye ee had iyo jeer ku mashuulsan arimaha siyaasadda Local ka ee aan faaiidada lahayn la falgelikaro weydo isbedel ka Kililka shannaad we Somalida uu yahay (Wadani Version) inay la kulmi doonaan Abey Ahmed kala hadli doonaan xagga xisbi yada badan ee uu Soo wado iyo siday u diyaarin doonaan Xusbi qudha oo ka dhexeeya Somalida Kililka shannaad ee aan ahayn Qabiilkan Ogaadeenka ee is a siiyey Kililka Shannaad ee aanuu keligii degganayn.
Isbedelku Ethiopia wuu taabanaynaa Somaliland waanuu fahmayaan doorashadii u dambaysay. Waxaa a hubaala qof kasta oo Madaxa hadduu ku yimaado GACAN-BIDIXAYS SHAQADIISU GACAN BIDIXAYS KAMA FOOGAATO. WAXAA SIDDAA KU CAD ARINKII U DAMBEEYEY EE AY SAMEEYEEN GUDIDA DAGAALKA HANTIDA EE SOO SAARAY WAR I INTA LOO RIYAAQAY BAARLAMAANKA FULIYEY EE NINKII BASHE FARAH EE GACAN-BIDIXAYS KU YIMI IYO MOOR INTII ALLAH HA U NAXARIISTEE Marxuum Talyanle ku fadhiisatay kursiga. Markaa kililka shannaad waa in laga jiraa inuu QABIIL qudha ku dhaco oo hadda Somaliland ka tabaabulshaysataa.
MBashe (Meerkat)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker