Daawo:- Khilaaf Ka Dhex Qarxay Shirguddoonka Iyo Gudida Dabagalka Ilaalinta Hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Dabagalkii Lacagta Ah Ee Ay Lunsatay Xukuumaddii SIILAANYO

Hargaysa:-(OWN)-Xildhibaan Naasir  Cali Shire Gudoomiyaha Guidiga Dabagalka Iyo Ilaalinta hantida Qaranka Ee Golaha Wakiilada Somaliland ayaa sheegay in aanay sax ahayn isla markaana sharciyadda ay baal marsantahay Raaligalinta uu Gudoomiyaha Golaha wakiilada Somaliland Baashe Maxamed faarax uu siiyay Shirkadda Dahabshiil oo Hore Gudigu Ugu Eedeeyeen In Sifo Khaldan Ku Hantiday Dhulka Laynka Bilayska………… Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker