Daawo : Gabadh Reer Somaliland Ah Oo Buug Gudoonsiyey Raysal Wasaaraha Somaliya

Muqdisho(OWN) Hinda Jaamac waa gabadh reer Somaliland ah gaar ahaan reer Ceerigaabo, qortayna Buug la magac baxay Qaran Dumis. Hinda waxa ay sheegtay in u heellan tahay midnimada ummadda soomaaliyeed, waxaana laga codsaday inay Buuggeeda guddoonsiiso Raysal wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre.

Halkan Hoose Ka Daawo Muqaalka 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker