Sheeko Cajiib ah Oo Degmada Xaaxi Ku Dhex Martay Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda & Wiil Yar.

Wasiirka Horumarinta Maaliyadda Jamhuuriyda Somaliland Yusuuf Maxamed Cabdi & Wiil Yaroo Arday Ah Ayaa ku Kulmay Deg-mada Xaaxi Ee Goblka Daad Madheedh Xili Uu Wasiirku Ku Gudo Jirey Hawlihiisa Shaqo Ee Uu Qaranka u Hayo  Kadib Waxa Dhex Martay Sheeko Sidan u Dhacday’!!.

S : Wiilkii Yaraa :-
Wasiir Wa Markii Igu Horysay Ee Aan Arko Wasiir ka Socda Maaliyada. Intaan Jirray Ee Mustaqbalkyga Waxan Rabbaa In Aan Noqdo “Dr Ama ENG” Ee Wasaarada Maaliyaddu May Ii suurta-galinaysaa Hamigayga Maadaama Ay Tahay Qasnadii Dawladda Ee Awooda lahayd?.

J: Wasiir Yuusuf :-
Haa Way Kuu Suurta-galaysaa Sababta Oo ah Anigaygan Kulla Socda Ee Wasiirka Ahi isla Dalkeenan Somaliland Ayan Wax Ku Bartay Meel-na Kama Tagin Maantana Waa Anigan Wasiirka Ka Ah Sidaa Darteed Aniga Oo og Xaaladda ardaynimo Ee Dalkeena Ayan Kuu Balan Qaadayaa In Aanay Waxbarashadadu Hal Mar Is-taagin.Illaa Halka Aad Doonysana Aad Ka Gaadhayso”!!

Hal Mar ayuu Jawigii Isbedelay Garbaha Ayaa lays Qabsaday Kadib  “!!
Tariikhda  Dawladnimo Oo Gaadhay Markii Ugu Horeysay Daad Madheedh”.

 

Allaa Mahad Leh.

Gar. Keyse Koosaar Cilmi

fffarduus@gmail.com

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker