Sheekh Aadan Sunne Oo Farriin Qiiro Leh Ka Soo Dhex Diray Jeelka Weyn Ee Hargeysa Oo Uu Ku Xidhan Yahay

Hargeysa (ODW)-Sheekh Aadan Sunne oo ku xidhan xabsiga weyn ee magaalada Hargeysa waxa uu markii ugu horreysay ka soo diray farriin uu ku dalbanaayo in uu caddaalad helo, sheekhu waxa uu sheegay in uu xaq-darro ku xidhan yahay. Aadan Sune waxa uu madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi u sheegay in waddanka ay ka jirto cadaalad-darro baahsan, Halkan hoose ka DAAWO

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker