Maxaabiis Ku Xidhan Xabsiga Hargeysa Oo Cuntada Ka Sooman Muddo 2 Toddobaad Ah Iyo Xaaladda Oo Laga Dayrinayo

Xarunta xuquuqal insaanka ee Somaliland ayaa ka hadashay xaaladda sagaal maxbuus oo ay sheegeen inay ku xidhan yihiin xabsiga dhexe ee magaalaada Hargeysa kuwaas oo dhawaan cuntada ka soomay.

Maxaabiistan oo ku xukuman falal la xidhiidha argagixisnimo ayay xaruntu sheegtay inay xaaladdooda ka walaacsan tahay oo aad u liidato.

Idaacadda VOA-da ayaa xaalada maxabiistan ka waraystay guddoomiyaha xaruntan Guuleed Axmed Jaamac (Guuleed Dafac), Halkan hoose ka DAAWO

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker