DAGAALKII KOBAAD IYO KII LABAAD EE YURUP + QUMBULIYADII JAPAN VS HORUMARKA MAANTA.

nolosha casrigu waxay ina faraysaa in aan ku waayo aragno sooyaalkii aduunku soo maray dhib iyo dheef nabad iyo colaad iyo waxay kala kulmeen labada waayo nololeed ey soo mareen si ay cibro

inoogu noqoto oo ka fiican inoo noqdo midh ku dayasho modan.

dagaal waa lag dhxlaa ,

dhimasho, dhaawac,burbur hanti, qaxooti  bulsho, iyo dib u dhac horumar.

tusaale yurub oo dhan laba jeer bay burburtay dagaalo   july 1914 ilaa 1918 afar sanuu socday

yurub mal iyo nafba way baabaday .

kii labaad September 1939 ilaa 1945  tagaaladaa oo socday afar sano iyo lix sano

sagaalkaa sano ee ay yurub gashay dagaal heer calami ma jirto

kolo manta haysata ama xoog ku haysata umad kale aan ahayen xasuus xun iyo axmaqnimo hogaamiye asgari iyo digteytar ahaa oo qoomamkaa halaagay.

tusaale germany iyo france oo hogaamiyihii germanay ee dilaa hidlaaga ahaa sida   xun u xasuuqay dalka france dad iyo dalba

dala dal kale ma haysto mantana waana mataanaha yurub.waxay ka dhaxleen dib u dhac burbur iyo baaba

waxayse fahmeen noloshuin ay tahay nabada.

japan oo labadii qunbuladood  ee aduunka u horaysay maraykan kuu riday laba qnbuladood laba magaalo Hiroshima

iyo Nagasaki august 1945. waa qiyaamihii aduunka ka dhaca kii ugu weynaa ee dunidan aan ku noolahay ka dhaca (our earth planet).

waxayse ka dhaxleen waayo aragnimo iyo khasaaraha  dagaal leeyahay noloshuna tahay nabada.

maahmaah bay leeyihiin japan leedahay Chinana dabaqay oo ah (I BAR SIDA LOO KALUUUMAYSTO KALUUNSE HA I SIIN).TEACH ME HOW TO FISHING BUT DONT GIVE ME FISH.

waayo x llagu siiyo Kuma baahi baxdid waxaadse la soo baxdaa la gu baahi baxaa.

maah maah baa tidhaa BIYO GACMAHAAGAA LAGAGA DHERGAA.

faaiidada nabada.

nabadgelyo ay yurub iyo japan ku noolaato

waxay ka dhaxleen horu mar iyo wax soo saar tijaaradeed.

japan oo kale cidaan male waxay leeyihiin police nabada shacabkooda ilaasha.

aduunka tijaarad iyo wx wax soo saar wrshadeed bay ku qabsadeen .

waxay ku gaadheen nabad iyo dadaal ah hiigso nolol oo hore u soco.

Somaliland  oo afar million ah waxa la inooga baahanyahy in aan ku fikirno

dhismaha bulshada oo ah nabada oo la xoojiyo iyo dhismaha wadankeena  oon  wax soo saarno,  bad , beri iyo hawaba.

wixii dhiilo ah ee maamul la yimaado waxayenu ku sixi wada xaajood; consultation  iyo isku tanaasul compromise  oo wixii inaga qaloocda  ama dheeli ku Jiro la soxo oo la toosiyo.

taas baynu ku gaadhayenaa horu mar iyo bulsho waayo arag nololeed leh.

peace is the base of life , residency and social development.

bullet and violent is way of destruction and inactive life.

Somaliland hiigsigeedu waa  hiigsa nolol ha quudhsane hore u soco.

nolol baa naas la nuuga le.

NABADI WAA FURAHA HORU MAR EE BULSHO IYO GEYI NABAD AH OO LAGU SOO HIRTO.

RABOOW LABA TALOBA TII ROON ADAY TAADA NOQOTAA

XAQ U DIRIR

MUSA AW HASSAN LODOON

AWDALI DUBAI.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker