Aqoonyahan Khadar Ciise Cabdi Oo Toronto Kaga Dhawaaqay Inuu Sharaxan Yahay Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargeysa+Daawo Sawirada Xaflada

Toronto (OWN)-Aqoonyahan Khadar Ciise Cabdi oo kamida Qurbajooga reer Somaliland ee kasoojeeda Caasimada Hargeysa ayaa magaalada Toronto ee dalka Cannada kaga dhawaaqay inuu u sharaxan yahay Doorashada Golaha Deegaanka ee dhawaanta la filaayo inay dalka ka qabsoonto.

Image may contain: 1 person, smiling, food

Image may contain: food and indoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing and suit
Xaflad miisaan culus oo kulmisay haldoorka iyo labeenta Jahliyada reer Somaliland ee ku dhaqan dalkaasi Cannada ayaa Musharax Khadar Ciise Cabdi kusoo bandhigay hankiisa siyaasadeed iyo waxyaabaha u qorshaysan hadii uu ku guulaysto doorashadan inuu bulshada caasimada Hargeysa u qabto isagoo isla markaasina madasha kaga dhawaaqay in hanka uu isku soo taagay kaliya ku koobnayn inuu kamid noqdo Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargeysa balse hankiisu yahay sidii uu u hanan lahaa Kursiga Maayarnimada Caasimada oo uu tilmaamay inuu yahay halka wax ka saxmaan ama wax ka qaloocmaan.

Image may contain: 2 people, indoor

Image may contain: 3 people, people standing and indoor

Image may contain: 4 people, people standing and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing

Marti sharaftii iyo haldoorkii muga lahaa ee kasoo qayb-galay xaflada ayaa dhankoofa madasha kasoo jeediyey hadalo dhiirigalin iyo taageero xambaarsan oo ay la barbar istaageen Musharax Khadar Ciise Cabdi oo ay ku sifeeyeen inuu tahay hogaamiye ruuxiya oo ku haboon inuu isku soo taago hogaaminta Bulshada Caasimada Hargeysa

Image may contain: 3 people, including Cabdiraxmaan Cismaan Cumar Xaaji, people smiling, indoor

Image may contain: 2 people

Image may contain: 8 people, including Foozi Wadaadyare, people smiling, people standing

Image may contain: 4 people

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing and indoor

Image may contain: 4 people, people standing, suit and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing, suit and indoorImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and indoorImage may contain: 5 people, people smiling, people standingImage may contain: 4 people, people smiling, people standing and suitImage may contain: 3 people, people smiling, people standing and beard

Image may contain: 4 people, people standing

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker