Xukuumadii Siilaanyo, Madaxweyne, Wasiiro, Safiiro Agaasimayaal, kuli Wadankii Midba halkuu hayey wuu boobay, oo dhacay ee Maxkad hala soo wada taago.

Siilaanyo waa Aabihii Musuqa, xaaraan Cunaha, xaraashaha, Xaqul-qalin
& qabyaalad & Nin eclaysi, Siilaanyo wuxuu ka xishoon waayey inuu Islaan-
tiisii aamina Weris, Kuwa Hablihiisa Qaba & Kuwuu Adeerka u yahay uu
Xoolihii Umada ka dhaxaysey uu u fasaxay, ooy Indha la,aan & Dhedo La,aan
ku gurteen, Aduun & Aakhirana Ilaahay ka cafiyeyn.
Siilaanyo Cir, Dhul & Bad intuu xaraashay xaqul-qalin siistey Debeda & Acountyo soo dhigtey ayuu hadana ku jaqayaa Imaaraadka, Subxaanalaa.
Siilaanyo, Muhanad, Moorgan, Cali Mareexaan, Weji-Xun & islaantiisa oo
wada raaskiisa ah ayuu Xishood a,aan ku booba ku dhaca uu ku siiyey inay
Magaciisa & Saxeexisa ku boobaan, Lacagtii Airportyada, tii Dekeda, tii
Biyaha Xumbo -Weyne, tii Haamaha, waxa soo raaca Wasiirada Jeegaanta
ay ku abtirsadaan Habartii ugu musuq xumeyd ee Samsam Heerya Xun &
walaalkeed Xaaji, Samaale, Sacad Cali Shire oo ka somaliland sooba oodey
Malaayiin u ictiraaf ku qaato jeebka gashadey, Shirkado uu iska leeyahay oo
xoolaha umada ku boobo Dubai ka furtey oo isaga Moorgan ku qoran yihiin
Guryaha uu ka iibsadey Ingiriiska, hadana, af gaaban & qosol & waxba
kama jiraan & Nin wax xadey ma ihi TV,yada la soo taagan.
Sidaas Darteed, Gudida daba Galka Hantida ee Baarlamaanka waxa idiin
fiicnayd inaad sidiinii iska aamusnaataan, oo aydaan ka dhawaajin daba
gal ayaanu samaysnay, ama waa inaad soo baadhaan Wasiirada & Siilaanyaba
& Reerkiisa & cid kasta, oo Hantidhawraha Ninka lagu magacaabay oo ah tuuga ugu ee Dekedii kolkuu aareeyaha ka ahaa dhacay, ee Lacagtii Malaayinka
ahayd ee Cali Xoor-Xoor ku wareejiyey lagula xisaabiyaa, Ninka wadaadka sheegta ee Sheekh Saleebaan ee aamaha mar madax u ahaa, kuli xaqii Umada
cid kastooy ku maqan yihiin hala doono, oo hala xisaabiyo.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker