Shirkadda Dahabshiil oo Dhalinyaro Badan U Suurto Gelisay In Ay Helaan Waxbarasho Gaar Ah

Shirkadda Dahabshiil ee ugu wayn xawaaladaha Afrika oo kaashanaysa jaamacado ay ka mid tahay kulliyada Oriental and African Studies ee Jaamacadda London ayaa suurto gelisay in ay dhawr iyo labaatan dhalinyaro ahi helaan waxbarasho gaar ah dhanka sharciga iyo hogaaminta bulshada ay si ay gacan uga geystaan bulshada Soomaalida.

 

Agaasimaha fulinta Dahabshiil, Cabdirashiid Ducaale, ayaa isagoo ka hadlay taageerada shirkadoodu siiso bulshada waxa uu ku nuuxnuuxsaday sida ay uga go’antahay in shirkaddu ku taageerto dhalinyarada sidii ay u gaadhi lahaayeen yoolkooda tacliineed. Waa kan Cabdirashiid oo u warramaya Ciise Cabdulle.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker