Warbixin: Laga Diyaariyey Dhibaatada Ka Taagan Mashruuca Biyo Ballaadhinta Hargeysa

Warbixin xiiso leh ayaa laga diyaariyey Xaaladda Biyo-yaraanta ah ee ay la deriska noqotay Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, iyada oo ah magaalada Dadka ugu badani ay ku dhaqan yihiin guud ahaan dalka Somaliland, isla markaana sannadba sannadka ka dambeeya ay Tirada Dadku badanayaan, Magaaladuna sii ballaadhanayso, sidoo kalena ay garab-socoto baahida Biyaha loo qabo oo iyaduna horu-socodkaas garab-socota.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warbixinta

 

 

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker