Oodweyne News - Latest Somali News Update

Daawo:- Dalladda SONSAF oo ka Digtay Dib udhac ku yimaadda Doorashada Goleyaasha Baarlamaanka Iyo Deegaanka ee 2019-ka.

Hargaysa:-(OWN)-Daladda ururada aan Dawliga ahayn ee SONSAF oo maanta warbaahinta Kula hadlayay Magaalada Hargaysa ayaa waxa ay ka digeen Dib udhac ku yimaadda Doorashada Goleyaasha Wakiilada iyo deegaanka ee ka dhacaysa somaliland 2019-ka. Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka