WASIIRBA MAAD AHAATEEN

WASIIRBA MAAD AHAATEEN

Keene iyo kordhiye

Keene .waaryaa kordhiye saaxiib wixii wasiirkii ku dhacay

Ma arkaysay waxa lagu yidhi haddii taariikhda dib loo raaco

Wasiirba maad ahaateen (.waa gaashaan-dhiggee )

Kordhiye. Saaxiib waxa kasii daran oo aanu ogayn wasiirnimadan

Uu hayo ninkii lahaa unuu  GANARAAL CAARE yahay

Sabatata ay S/LAAN oo dhami oo CAARANA ka mid yahay

Ay mucaaridka utahay ee ay udiidantahay wixii ay shalay

Ka dagaalantay inay manta mid ka xumi ka socoto

Immikana haddii lays maqli waayo maskaxdii afrikaanka

La yeesho waxa hubaala inay wada CAARE noqon

Hadhaw yaan la odhan waxba nalooma sheegin

 

Guuleed liibaan snm1710@livecom

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker