FAYSAL CALI WARAABE WAA NIN MADAXA XAAR MARSADAY OO SOMALILAND KU DHEX JIRA

FAYSAL CALI WARAABE afkiisa iyo qalbigiisa wax xiriiri kama dhexeeyaan waayo waxaan ISOO taagnaa wax badan wuxuu dadka war uga dhigaa waa waxa meelahaa fadhi ku dirirka lagaga sheekaysto oo aan wax nin weyn War ka dhigo aan ahayn, INUU reer caayaa reeraha uu ka rabo inay doortaan wax badan Bay ka dhacday markaa inaan masuuliyaddii dadka ama Distoorka ka saarayn baa cad waxaa kaloo cad wadanka Somaliland inaan sharcigu u shaqayn sida uu dawladaa u SHAQEEYO ee aanuu qaban karin dad badan oo Madaxa ficilkooda ama hadalkooda taasina ay tahay meelahavdawladnimada inay jirto tatami iyo in kale laga qiimeeyo. Berri wuxuu Faysal midea isla soo taagay isagoo leh Gudoomiye Xusbi baan ahay isagoo ku maahmaahdaa NIN BAA LA QABTAY OO LA YIDHI IYADOO COLAADO AHLIYI JIRAAN MARKAA SAA LA YIDHI QOLOMAATAY MARKAA SUU YIDHI BAH-DHULBAHANTE MARKAASAA LA TOOGTAY OO LA YIDHI GADAALBAAD DHULBAHANTE KA NOQOTAY. FAYSAL hadalkaa uu midea isla soo taagay waa hadal dubjir sameeyey oo meel uu ka dhacay aanay jirin isagu waa madaxe aanuu adalada khuraafaadka suuqa wadhata ka soo guran ee uu si Accadamey ah u fikiro una hadlo.

Dhacdo kale oo xannuun kulul oo uu weliba madaxdii KULMIYE fadhiyeen oo uu ina KAAHIN ka mid ahaa wuxuu dadka Faysal ugu khudbadeeyey markuu Jamal Cali Xuseen dhacayey inuu bakhtigu u xalaala ahaa. Shalay tadan qoyan wuxuu suuqa ka soo maqalay buu watgeyska Oodweyne iyo qabaailka reer Somaliland ku caayayey. Waxaasoo dhami waa meelaha sharciga wadanka iyo Xukuumad aha laga qiimeeyo. Markaa Faysal Wuxuu calaamad iyo badh tilmaameed u yahay dhaqankiisu inaan wax isbedel ah oo maamul wanaag ahi ka soo jeedin Xukuumadaa Kulmiye ee kala dambeeyey.
Waxaa soo dhan iyo wax ka dara oo jira ayaad ogtihiin in Xukuumaddii Somaliland Kornayl Caarre iska era ayaan oo isagoo ka dhiidhiyey dil foolxun oo military ka dambeeyey oo CEEL-AFWEYN ka dhacay ka cadhooday oo arin la mida TII ay ka dhiidhiyey military gii SNM oo ka le ah ayaa la iska indha tiriyaa xaqa cad ee Caarre ka hadlay Faysal Cali Waraabe OO dembiyo badan galay waa lala ogyahay SIDUU u dhaqmayo. Mushkiladda waa sharcigeennii baa aynu DHAN-XIIR ka dhignay meel na sidaa lagu gaadh maayo. CAARE WELI SHIBIR SOMALILANDER AH MUU DILIN ISKA DAA DADE FAYSALNA CADAWGII FARMAAJO AYUU LA QADEEYEY OO LA QURAACDAY. WAAR SHARCIGAN Afarta ilmaadeetka ahi isku shushubanayaa wadan sidaa kuma samaysmo.
WAX isbedela oo oo weli Kulmiyaha Muse Biixi sameeyey ma jiro waxaa ka markhaatiya DHAQANKA Faysal Cali Waraabe ka uun is ha ha lagu hayo. Xeer ilaaliyihii Buurmadaw xidhayey iyo Suldaan Cunaye muxuu Faysal Maxkamada u geyn waayey.
Imika dhinac kasta Somaliland dagaal baa ka soo fool leh iyo qaxoontiyo iyo godoon DHAQAN-dhaqaale iyo dagaalo wax talo Ummadeed oo isku duubani ma muuqato sheeko Dan guud lunsi baa lagu maqanyey, isbedel ka Ethiopia dhibtiisaa Somaliland u iman aysa ee dheef uma diyaar ahinba.waayo sheeko local ah oo reer hebel ah baynu ku has aanay.
MBashe (Meerkat)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker