Hees cusub SUMAYA Iyo Alfanaan Abdirisaaq Saleebaan Gaas
Waxaan halkan hoose idiin ku soo gudbinayna hees cusub uu daawaha kasoo qaaday Alfanaan Abdirisaq Saleban Gaas , heestan cusub oo lagu magacaabo SUMAYA , Laxankii Sir Mohamoud Omar , Iyo Muusigii C/rashiid Cali Xamari, halkan hoose ka dhagayso.