Inaalilahi wa inaa ilahi rajacuun

Inaalilahi wa inaa ilahi rajacuun Noole ba waa dhinte
Waxa  geeriyootay  hooyadii dhashay inaabtigay  ahaana jiray Ex wasiirkii hore ee xukuumadii Dahir Riyaale. cabdillahi Mohamed Xaji ducaale oo ahayd hooyadii dhashay wasiirka. Xalwo Ali  Geeridu waa xaq Hadana waykala Xanuun iyo naxdin badantahay.  Anagoo ah qoysaska reer Ahmed Aden Ali  Goodir  iyo Reer Mohamed Aden Ali Goodir iyo ilma Cabdi Ali Goodir iyo reer Cabdilahi Dayaxweerer dhamaantood
Waxaanu  aan halkan Tacsi Tiiranyo xan baarsan uuga diraynaa Dhamaan Ehelkii Qarabadii gaar ahaan walaladey ilaamdeeraday adeeraday iyo Eedooyinkay gaar ahaan (ilma Mohamed xaaji ducaale) oo oo hooyadood Xalwo Ali xaqii u yimi  dhamaan ehelkii oodhan Samir iyo imaan ilahay dhamaanteen ha inaga siiyo Amin Amin

Ilahow naxariis janno sii amiin ilahow ducada naga aqbal amiin ilahayow qabriga u nuur amiin.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker