Dhalinyaro Qurbe-jooga Oo Si Xaqdarro Ah Ugu Xidhan Magaalada Hargeysa

Hargeysa(OWN)- Waxaa magaalada Hargeysa lagu xidhan dhalinyaro qurbe joog ah oo hablo u badan kuwaas la sheegay inay xaqdaro ugu xidhan yihiin xabsiga weyn ee magaalada Hargyesa.

 

Waraysi ku saabsan arintaas ayaa waxaa ka waramaysa hooyo Saynba Jaamac oo shashay  mid ah dhaliyarada hablaha xaqdarada ku xidhan, halkan hoose ka dhagayso waraysigaas oo dhan.

 

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker