Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Safar Ugu Baxay Gobolka Sanaag , Caawa-na U Hoydey Magaalada Ceerigaabo “Sawiro”

Ceeri-gaabo-(OWN)-Gudoomiyaha Xisbig UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa caawa Ku hoyday Magaalada Ceerigaabo Ee Gobolka Sanaag, isla markaana Kulan tacsi ah la qaatay eheladii ay dadku kaga dhinteen Dhacdadii Iyo shaqaaqadii Deegaanka ceeryaan ee Gobolka Sanaag Dhawaan Ka Dhacday, Sida oo kale Gudoomiyaha ayaa caawa ilaa barri gali doonaa shirar la xidhiidha soo af jaridda shaqaaqada Deegaankaasi Ceeryaan  Gudoomiyaha ayaa Dhawaan Dalka Kusoo Guryo Noqday Kadib Safar Dhinaca Dibadda ah

 

(WARARKA OODWAYNE NEWS.COM)

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker