WASIIRKII ABID UGU LIITAY EE SOO MARA WASAARADA XOOLAHA

Tan iyo markii wasiir xasan gaafaadhi loo magacaabay wasiirka xanaanada xoolaha iyo horumarinta kaluumaysiga waxay wasaaradii kaluumaysigu noqotay mid waaax laga dhigay, halka xoolihii aaanay cago adag ku taagnayn, maamul xumada iyo isdhexyaaca wasaarada kazoo ifbaxay waxa ka masuul ah wasiirka oo aan ogolayn in shaqada lala wadaago.
Wasiirku waa nin ka lib haysta madaxweynaha oo si adag ulasoo halgamay xiligii ololaha waana sababta uu kalsoonida badan u haysto.
Waa wasiirka keliya ee loo gacan geliyay laba wasaaradood oo halbawle u ah dalka
Waa wasiirka aan kazoo xaadirin xafiiska sidoo kalena ku tacadiya shaqaalaha wasaarada, waxaana cadayn kuugu filan mashaariicda sida hoose u socota ee qaraabo kiilka ah iyo ku tumashada xuquuqda shaqaalaha
Madaxweynaha qaranka waxaan leeyay dalka jeegaanimo laguma maamulo,e
Ninkaa wasiirka ah ee kalsoonida badan haysta waa inaaad la xisaabtantaa
Wasaaradaasi waa meesha ugu musuqa badan xarumaha dawlada
Mudane madaxweyne jeegaan iyo giraan adigaa u madaxweyne ahe dilaalkan ooman xoolaha/kaluunka iyo shaqaalahaba ka qabo.
Waa wasiirka ugu soo xaadirista yar xafiiskiisa
Waaa wasiir musuqa la qabatimay
Waa wasiiir tacadi iyo dulmi ku haya shaqaalaha wasaaradiisa xuquuqdoodana ka duudsiya

Maxamed cabdi yusuf
mabdiysf@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker