Muuse Biixi Caasimadii oo Biyo La,aani ka jirto, Wado Xumo ka jirto ayuu ku andacoodey, Madaxtooyada Umada ka dhaxaysey ayaan Xaafadyada & Buurta kala jeexan u rarayaa.

Muuse inuu Jaahil yahay, Umadoo Biyo La,aani haysto Hargeysa Gudaheeda
oo Wadao a,aani hayso, ayuu Maayirkii Calool Dameerna uu noqdey nin
Xaafadiisa wadooyinka u dhisa, Ciidanka Jeegaanta Xoolo u soo gura oo u
soo dawarsada, oo Maanta Waqooyiga & xaafadahoodii uu Maayirku kaga
andacoodey Koonfurta & Salaxleyna waanu u soo soconaa ee RIyihii hasii
diyaariyaan.
Maayirka Maayir Xashiish, Hargeysa oo noqotey Hoygii Xashiishka, oo noq-
otey Hoygii Wada Xumida, Burburka & Baaba, ayuu Madaxtooyada & Adeerkii
Muuse isku sawira, kona Xaafada Jeegaanta  & Buurta kala jeexan agafyo
geliya uu wadooyin u sameeya, Imikana wuxuu ku mashquuley Madaxtooyada
Jeegaanland ee Muuse Shaani Buurta ala Jeexan ka dhisanayo.
Muuse Faaliyihii ayaa u sheegay ka Guur Gurigii Moorgan oo Buurta kala jeexa
n ka dhiso Madaxtooyo, tani waatan ku qufulanteye.
Hadaba, Hargeysa waxa loogu heesi jirey, Beerti Xoriyada, Hoygii Abwaanada
& Hal Abuurka & Heesaha, oo ah Magac & Muuqaal qurux badan oo ay bixin-
ayso, Imikana Hargeysi waa Hoygii Xashiishka, Hoygoo wada Xumada & Burbu-
rka,
Sidaas Darteed, Hargeysa waxa Magaceedii u bedelay Xashiish, Xaar, Boholo
& Baaba, Quruxdeedii waa Kulmiye & Maayir Xashiish Soltecko, oo weliba ku
andacooda waa ucaaridka Wadani, eegaanta Caqligeeda Isaga Adeerkiisa
Muuse Shaani & Suldaankoodu waakuwaa kuwada hadaaqaya, Dawladu wey
dhamays tirantey, waan ku xanuusadaa ama xasaasiyaada ayaan ka qaada
Somaliland lawada leeyahay , Maayirkuna Xashiishka, Burburka & Boholaha
& Wado Xumada wuxuu ku qaada ndhaha ku dogsada, xaafadaha xashiishka
& ajabjaka & Boholaha,
Muuse wuxuu ku xanuusada Xukuumad Dhamays tiran haduu maqlo, Suldaa-
nkiisu wuxuu ku xanuusadaa omaliland lawada leeyahay, Maayirka Jeegaanta
ee Soltecko wuxuu ku xanuusadaa Hargeysa, Qurux badan.
waa Jindagaagay, oo Quruxda, wax wada lahaanshaha & Wanaag wey kuwada
xanuusadaan, kuwada duryaan, kuwada xasaasiyoodaan, sidii sheegay Suldaan
kii Muuse & Soltecko.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker