Siyaasiyiinta Beesha Dhexe Ee Itoobiyaanka ah Waa Kuwo Aan Dan Ka Lahayn Qaddiyadda Soomaalilaan.

Haddii ninkii rabaa uu Farmaajo kala soo hadlayo Soomaalilaan arrimaheeda, haddii Madaxweynihii la doortay uu dadka suuqa jooga Puntland iyo Majeerteen u dirsanayo, suurtogal maaha in sidan lagu sii wada socdo.
Marnaba ma aqbali karno inuu na matalo nin Itooniyaan ah oo dalkan Isaaqnimo ku jooga kuna deggani inuu na matalo oo Soomaaliya kula gorgortamo dhulkayaga iyo codkayaga.
Siyaasiyiinta Beesha Dhexe ee reer Itoobiya waxa ay u dhaqmayaan sidii Dillaalinta.
Mid Ceelafweyn dilaala, mid Soomaalilaan dillaala, iyo mid Mashruuca Tukaraq dillaala.
Waxaanse leeyahay soconmayso saaxiibbayaal sidan aad u wax u waddaan.
Maxamed Aadan Tarabbi

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker