Colaada Ceel Afweyn & Ergada Culimada ahba Ilaahay Nabad haku soo dhameeyo

Ninbaa yidhi Hasu Maankayga gadee ,ma masaar bay liqdey, Shirka Ceel-
Afweyn ee Nabada ee ka socda, waxa fadhiyey oo weliba ka hadlay Maxamed
Kaahin oo ah Ninkii Suldaankiisa Hubka u rarsy, Ninkii Ergadii Labada Reer hesh
iiskoodii lifaaqa beena raaciyey, Ninkii Dhaarta Reerkiisii jabiyey talaabo ka qaadi waayey.
Waxa kale oo shirka ka hadlay oo weliba ku faanay anigoo Nin weyn ceeb ayey
igu tahay in laygu dhaariyo Nabada Ceelafwey, oo ah Suldaanka Guud ee Habarjeclo, Suldaankaasa maanta kala qaybsanaanta & furfurka /land meel
aanay weligeed gaadhin, oo loo bixiyey Jeegaan & Jeegaanland oo Caalamka
meel kasta hada la yidhaahdo Muuse Jeegaan & Xukuumad Laba Reer & Hagbada bixiyey ee acanta isa saareen isaga & Suldaanka /Awal ee ay ku anda-
coodeen Labadeenaa Reer ee H/Awal & H/Jeclo oo Jeegaana ay isu dhiibayna.
Sidaas Darteed, Suldaanka H/Jeclo ee S/Land kala qaybiyey ee Jeegaan Laba
Reer ka dhigey inuu Nabadaynta Ceel afweyn ka hadlo ama Ergo Nabadeed ka
mid noqdo, oo uu ku andacoodo anigoo da,daas ayaa laygu dhaariyey nabad
weliba wuxuu is taahilaa in lagu maxkamdeyyo, shirka dhexdiisa S/Land siduu
u qaybiyey ee uu uga dhigey Jeegaan & Laba Reer oo H/Jeclo & H/Awal oo
hagbad isku siinaya, oo ceebta aduunka Maanta Dawlad Jeegaana loogu yeedho.
Ta Kale, Suldaankii Baciidaw Hubka gurta, Habaryoonis laaya, ha tegin shirkaa
ee Dagaalka & ka kacaay, & Habaryoonis Danaag halaga raero & Buufiya kaga
baanay Warbaahinta ee Cajaladihiisii & Muuqiisii lawada daawadey ee Suldaan Siciid isna uu Ergeda abada fadhiyo, sidee isu qabanayaan, Dagaalka & Colaada
 & Reeraha laaya, & ala Qaybinta /Land ee Jeegaanta inay ergada Nabada ka mid ahaadaan, Kolkaa xaalku yuu noqon in Milalka dusha laga dhayo, Dhiigya
cabyadii & Colaad ku baaqayadii, Ina Kaahin, Suldaanka Guud ee H/eclo & suldaanka Biciid Siciid inay ka dhex muuqdaan hirkaasi.
Wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker