Sawirka Qarniga ……… Aar Farmaajo iigeeya

Sawirkani waa Gudoomiye Faysal cali waraabe oo uu soo dhaweynayo safiirka Midowga Yurub u fadhiya dawlada Federaalka ah ee Somaliya ..
Markii saxaafada xorta ihi tidhi gudoomiye waa caynkee meesha maamul goboleedyo uun baa maraya ee ma maamul goboleysay Somaliland wuxuu gudoomiyuhu ku jawaabay ururda bulshada Somaliland ayaa lagu soo casuumay sua’aasha xigtaa waxay tahay xisbigii UCID ma NGO baa manaan garan geelaa dofaarku laayey se barlamaanku ma ansixiyey inay urur bulsheedyo Somaliya u tagaan ama shir maamul goboleedyo ka qayb galaan dastuurku miyaanu qeexayn wixii wado hadalo ah waa inay labada gole ansixiyaan ……… Markii hore waxa loo ansixiyey xukuumadii Silaanyo taasi waa expire waa xukuumad cusub ,,,, xuduudkaan soo xidhayaa maxay ahayd waa beenta aanu arkaynay eey dadka qaar u qateen inaanu Somaliland lidi ku nahay , Somaliland lidi kuma nihin ee beenta ayaanu lidi ku nahay iyo inaan dadka loo sheegeyn in Somaliland beri hore la sariftay iyagana la leeyahay sabaayada ciidmada usoo duba sabeenana keena , subxaan !
Hadii arrinku khooshar yahay iyo wax xalaal ah muxuu shalayto ugu odhan waayey saxaafada xorta ah waar Belgium baan ku socdaa …… waar xukuumada magaceeda ayuu ku hadlayaa lacagtii hawada ee Nairobi kenya ku biirtay ayuu Korneyl Muuse Biixi  yidhi Duuliye sare  Ina Rodol waxooga T-bone steaks ayey kusoo siyeen Nairobi waxna  kasoo qaadi kari waaye bal adigu Gudoomiye faysolow wax ka soo qaad ……… lacagta biirtay ee hawda laga hadlayaa waa $450.000.000 waa afar boqol iyo konton Million waa iska Billion badhkii inta kale waa iska balan qaadyo been ah ood ku qoreysid GOODWILL …..
jooqleodawaa@gmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker