OODWEYNENEWS.COM | SOMALI NEWS & ARTICLES

Puntland Oo Dafirtay Dilkii taliyaha Ciidamada Taleex ee Somaliland

Afhayeenka ciidanka difaaca Puntland Korneyl Maxamuud Axmed (Gubadle) ayaa jawaab ka bixiyay eedeymo masuuliyiin ka tirsan Somaliland ay u jeediyeen Puntland ka dib dilkii taliyaha Ciidamada Taleex ee Somaliland oo ka dhacay Aaga u dhaxeeya tuuladda Geed-Qaboobe iyo Deegaanka Tukaraq oo ay weli isku horfadhiyaan ciidamo kala taabacsan Somaliland iyo Puntland