GOAAMADA SHIRKA GADHXAJIS WAA DHAXAL GAL , MIDAYEN SOMAILAND.

waxan hambalyeynayaa goaamada beelweenta gadhxajis ku soo gonaanadeen buurta

gacanlibaax.(TOLWANAAJE 2 ISMAEL GADHXAJIS SESSION DECLARATION).

waxan qabaa in fulista sideeda qodob u horseedi doonto masiirka dawladnimo, midnimo iyo gooni isku taaga SOMALILAND guulo waxku oola.

GARI ALLAY TAQAAN , HADALA RUNTA HADAAN LAGA SHEEGIN WAX KA XUN BAA LAGA SHEEGAA.

way ina soo martay CAYNAANKA HAY WELIGAA HAY kacaankii somaliya tii oo jar ka sii dhacaysa dhaxalkeedii la isku sheegii maayo.

tii oo shirku cadeeyey in ay somaliland cidwallba oga lleexejiclo badanyihiin loogana baqan karin wax dhiilo ku ah,

somaliland nin ka naxayaa dhibteeda iyo dhiiladda sheega si ay u taabo qaado una saxanto

kacaandiid majiro iyo amaan mooyee waxkal maya aragnay waxay dhashay.xeer beegtidii

gacanlibaax talisay, darifyadiina col tabasho,iyo abaaro taakulayen laan baa ka jira.awood maroorsi, maal iyo maansaba iyo cadaalad daro .

RAGNA GOGOSHII WAA NABAD IYO CADAALAD.

RAG CADAALAD WAAYAA SIDII CAWSHA KALA YAAC.

Barwaaqada somaliland waxay ku jirtaa in dhabta loo soo noqdo sharciyada iyo cadaalda loo soo noqdo oo dhulka la dhigo talada dalka.

F.GAARA.

1.hadii maaro loo waayo xaq soornimo mansabnimo iyo maalnimo

2.somaliland hal shay oo keliya uun bay ku jiri kartaa.

waa afar maamulgoboleed iyo caasimada oo Somaliland yeelato

a. Awdalstate of Somaliland,b. Togdheerstate of somaliland c.Soolstate of Somaliland

d.Sanaagstate of Somaliland iyo Maroodi jeex oo noqondoonta caasimada Somaliland.

ma soconayso marduufnimada iyo keeblayuurarkan hagbadaysan.

DHAAXAAN JALAADEE DHIGBAAN JALAQ LA II SIIN.

DHEELIGA KA BIIBAAN LAHAA DHAXAL AWAWGAA.

ALLAW GUUSHA NOO SOO DHAWEE DHUDI HASHEENII.

AMBALYO HAMBALYO HAMABALYO GOAMADA SHIRKA GACANLIBAAX(ISMAACIIL GADHXAJIS).

XAQ U DIRIR,

MUSA AW HASSAN LODOON,

AWDALI DUBAI.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker