Abdirahman Artan oo Hambalyo u diraya shirka Beelah Garxajis ee ku soo gebogeboobay buurta Gacan Libaax.

Aniga oo ku hadlaaya magacayga iyo ka beelaha garxagis ee ku dhaqan dalalka scandinavianka
waxaan halkan Hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa shirka garxajis ee gebobebada ku dhaw ee ka socgay Buurta Gacan libaax ee bilicda san,

waxaan ugu mahad celinayaa dhamaan oday dhaqameedka siyaasiyiinta aqoonyahnka dhalinyarada Qurbajoogta u dhabar adaygtay inuu
shirkaa garxajis qabsoomo oo uu noqdo mid guul ku soo dhamaada nuxur lagu diirsadaana ka soo baxo,
shirkaas oo lagu lafo guray isbedelada geeska Africa ka socda iyo danaha beesha oo aan muddo wada tashi qaran yeelan.

waxaanu aad u soo dhawaynaynaa dhamaan ergooyinka lagu casuumay shirka garxajis ee ka kala yimid gobolada iyo degmooyinka somaliland.
Shirka garxajis waa guul u soo hoyatay  beesha garxajis iyo  dhamaan jamhuuriyada somaliland,

A I Artan
ari.artang2@gmail.com.
Finland.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker