WAXAAN UGA DIGAYNAA XUKUUMADDA MUSE BIIXI INAY (CONTAMINATE) GARAYSO WAXA WACAN EE KA SOO BAXAY SHIRKA GARXAJIS EE BUURTA GACANLIBAAX.

Beesha Garxajis Somalia iyo Somalia iyo Ethiopia iyo guud ahaan geeska Afrika waxay tahay. Sababta SHIRKA keentay a waa la wada garanayaa, waxaa laga filayona waa la wada garanayaa. Xaaladda Somaliland ma Joogta xaaladdii ay joogay Xukuumaddii Musuqmqasaq a ahayd ee danguud boobka ee SIILAANYO ka xanuunsaday. Waxaynu maanta joognaa xaalad gaadhay in wada kii Somaliland badh lagugu haysto oo Ciidamo xoog lihi ku duljoogaan oo shacabka reer SOOL iyo Sanaag bar ay maagan yihiin inay helayn guul ka maqnayd oo ka soo HORJEEDDA jiritaanka Somaliland, xummaantii uu wadanka ku shalay SIILAANYO ee Jeegaanta ahayd a Somaliland nimadii dhabarka ayey ka jebisay waa ta dagaalka TUKA-RAQ keentay. Ethiopia isbedel aan jeclayn hab maamulkii Kulmiye ayaa yimi oo Imaaraadka ka ogolayn dhacay Dekedaha Somalia. Dawladda Federal ka sidii hore maaha xawli isbedel baa ka socda, Turkigiina wuu ku guulaystay inuu xoog u caawiyo Somalia. Siday doorashadii Somaliland loogu shubtay adduunku wuu wada arkay ceebaana uga soo hoyotay Somaliland.

SHIRKA GACANLIBAAX waxaa dhammaadkiisii lagu soo casuumay dhammaan beelaha giraanta ah ee ogol in Somaliland wax wada lahaato. Waxaana hab food loo QAADAY  loogu diiday labadii beelood ee caddaystay inay Jeegaani yihiin oo xukunka aanay beelaha kale la gelay Doorasho xor ah ku a shubteen food kii dhowaa iyadoo adduunkoo dhami ka War qabo, caddaystayna inay sidaa ku wadayaan wadanka. Sababta a saa loogu diiday inay SHIRKA GACANLIBAAX ka soo qayb galaan gunaanad kiisa si aanay waxa wacan ee ka dhasha u shaashayn, (Contaminated) uga dhigina. Xukuumadda Muse Biixi na waxaan talo loogu sheegay inaanay (contaminate) garayn wannaagga shirkaa ka soo baxa waayo danta Somaliland baa ka soo baxaysa iyo sidii la isagu wadi lahaa ee ay wax u wada yeelan lahaayeen, haddaa Jeegaantu doono inay sideedii ku sii socoto, doorasho dambe wadanka kama suurtoobayso Somaliland isu dhami a jirimayso, SOOL iyo Sanaag bar iyo Puntland NA Jeegaanta way ku soo dhiiranayaan oo waynu ognahay arinta maanta halkay marayso.
Madaxweynaha Somaliland waqtigan waxaa qasab ku Ah inuu dhiso dawladii Somaliland wada lahayd, Distoorkii la wada lahaa si isbedel ka Somaliland ka socda SOOL, Ibedellka beelaha, isbedelka, Ethiopia, isbedelka Somalia iyo maamuladeeda, hadduu dhiso waayo usagaa cirka roob ku og.
Mohamed Bashe

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker