Maayirka Hargeysa Meel Aan Doox Lahayn Ayuu Biriij Ka Dhisayaa

Waxaan Xasuustay Odhaahda Tidhaa “Maayiradu Waa Isku Wada Mid Dadka Waxay u Balan Qaadaan Inay Biriij Ka Dhisaan Meel aan Wabi Marin”

Waxa sidaa ka dhigan Dawladda Hoose Hargeysa , Shaki Kuma Jiro in Haba Yaraatee in Wax la Qabtay Waxa Wata Wakhtiga Dheer ee Xildhibaanadu fadhiyeen Golaha

Muwaadin Waxaad Is Weydiisaa Caasimada Hargeysa Ma u Eegtahay Sida Aad La Doonaysay Shan Sano Ka Hor ? Ama Maayirku Ma Ka Soo Baxay Shaqadii Loo Doortay ?

Caasimada oo ah Muraayada laga daawan karo Sawirka Hore ee ay bixinayso Jamhuuriyada Somaliland Waan Ka Xumahay Inay u ekaato Isku Ranan aa Lahayn ugu Yaraan Jararkii Hore Uga Qadi Jiray Roobka Intaynaan Gaadhin samayta “Sanitary Sewer” Caalami ah

Ceeb Uma Arko Waan Ku Guul daraystay Maamulka Dawladda Hoose ee Hargeysa , Waxaa Ceeb ah Adigoo Fashilmay Inaad Shacabka Caasimada Been Loo Sheego In Guulo Balaadhan Laga Gaadhay Dawladdi Hoose ee Hargeysa

Intaanad Isa Soo Sharaxin Ugu Yaraan Wax Badan Ka Ogow Baahiya Magaalada , Inaad Shaqada Ku Dul Baraarugto Caasimadda Ayaan Qaadanyn Maayir

Maqaalo Hordhac ah oo loogu Hiilinaayo Muwaadinka Baahan ee Ku Dulman Caasimada

Alaahuma inii-Balaqtu Fashhad

Maxamed Xoosh

shabcuuno@hotmail.com

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker