Annaga oo ah odayaasha jaalidaha reer Somaliland ee deggen carriga ingiriiska Waxaanu talo ku soo jeedin lahayn in beelaha Somaliland dibu heshisiin loogu baaqo lana mid ah tii 1991

Bismillaahi Arramanirraxeem.

Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh

Annaga oo ah odayaasha jaalidaha reer Somaliland  ee deggen carriga ingiriiska

Waxaanu talo ku soo jeedin lahayn in beelaha Somaliland dibu heshisiin loogu baaqo lana mid ah tii 1991 sidaa waxanu u leenahay dalk oo la moodo in la kala yeeshay midnimadiisa lexjecladiisa qarannimadisa u damqashadiisa taas oo ay sabab u noqotay xanaftii doorshadii dalka qabsoontay baaqan waxaanu jecelnay in ay ka qayb qaataan dawladda labada gole ee golaha guurtida oo gaabis noqday golaha wakiillada iyaga laftoodu hawshoodi gabay ma lumiyey madaxdhaqamdeeka beelaha reer Somaliland ka koobantay aan shirarkana la joogteeyo  wada hadallo waa aan heshiinno

Waxaa soo noqnoqotay  wax loogu yeedho somaliwayn maxa u diidaya in ay Somaliland ahaato dal ka madaxbannaan dawlad ku sheegga somaliya

 sida dawladda jabuuti ee xorriydda qaadatay faransiiska shacabka reer Somalilanda sabab u ahaayeen  shacabka reer jabuuti may u gudin shacabka reer   Somaliland abaalkii ay u galeen reer jabbuuti maaha abaallaaawaaal waana bulsho waxtar leh abaalna soo celin kara u fiirso dawladda jabuuti waxay xornimada ka qaadatay gumaysiigii faransiika  27 juun 1977 halkaasa waxaa laga garan karaa in ay dawladda Somaliland ka hor qaadatay dawladda jabuuti taas oo ahayd 1960

shacakba reer Somaliland kamay aar gudan dawladdii macangga ahayd kelis nimadana ku can baxday walina sida dacawgu libaxa uga daba ciyo dawladda Somaliland ka daba warraaqaysa.

Nin ku siray wax kuu sheeg mar I dage alla ha dago mar labaad I dagena anays dagay

Deeq Cabdi Digale

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker