Shirka Gudig a Fulinta Xisbiga Waddani UK.

Shir ay iskugu yimaadaan Xubnaha Gudiga Fulinta ee Xisbiga Waddani UK.Maalintii Axda ee 24/6/18 , Ayaa Qodobadii shirkaas lagaga hadalay waxay daaranaayeen;
1.hawlaha dardar gelinta Xisbiga ,
2.waxa ka bedelka qaab dhismeedka Gudiga Fulinta iyo Maamulka sare ee Waddani UK,  3.Anxasinta Xeer hoosaadka Xisbiga Waddani uk.
4. qabashada Shirweynaha Xisbiga Waddani UK .
oo laysla qaatay in la qabto 14/7/18 .Haddii Alaha Awooda lihi uu Ogolaado.

Falan qayn iyo faalo dheer ka dib waxaa si mug iyo miisaan leh loo gudoonsaday in la hir geliyo meel marinta go’aamada shirkan.
Waxaa si weyne loogu guuxay qabshada Shirweynaha Waddani UK .
Gunaadandkii shirku wuxuu ku soo afmeermay is af garada iyo farxada .

Mataan M Omar
Xoghaye ku Xigeenka warbaahinta
Sheffield.

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker