Gudida Beelaha Garxajis & Shirka Garxajisba Guul & Nabad & Duco ayaan Ilaahay u baryaynaa, Guul oo Guul.

Shirka Garxajis wuu dhacayaa, guulna waan u rajaynayaa, Gudida Garxajisna
Ilaahay ha guuleeyo, waayo Gudidii Garxajis waataa maantaba Salaxley uga
gurmatey Duufaanadii, Muuse Daalin & kuwii u guuldwadeynayn jirey ee
Beeshuna wax u damqaday oo Kiilo Bariisa u geeyey jirin.
Gudidii Garxajis waa kuwaa u gurmadey ee Raashin, Caawimo & Tacsiba u
geeyey, kolkaa Jeegaantu Reeraha wey neceb tahay kale, Harti, Garxajis &
Samaroon, Bariga & Koonfurta cashuurta way ka qaadaa Jeegaantu uumana
naxdo, laakiin Gabiley, Galbeedka & Waqooyiga Hargeysa waa loo gurmadaa
oo Khasnada waa loo furaa.
Laakiin kuwa Beesha Garxajis ee Jeegaanta daba socda, ee kaba qaadka u ah
Kiish Bariisa uumey keenin, waa Afhayeenkii Faysal Teneg, suldaanka la soo
laalusho ee Koofiyad baclayaasha ee Caloosha ka hadla & kuwa siyaasada ku
faana ee aan u hadli karin Shicibkooda, waa Dameero ay rarato jeegaantu.
Gudida garxajis waa kuwaa u gurmadey, ee Guul &Nimco Ilaahay haydin siiyo
ee Salaxley Tacsi & Gurmadaba siiyey, kolkaa lama tirsado Siyaasiinta ee Shicib-
kaw u kaalmeeyaa, oo u gurmada sidaa Gudida Garxajis ugu gurmatey.Afhayeenka  Jeegaanta ee Inanta Garawe ay Hablahoodii is laayeen
ee intuu cararey ku andacoodey Faysal Teneg Cisbitaalka ayaan ku soo booqdey.
Garxajisaw Guul, isku duubni, & Nimco & wanaag Shirkaas oo guulaysta. Insha
alla.
wabilaahi Tawfiiq.
Asha Jama

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker