FADEEXAD: Ciidamada AMISOM Oo Guddoomiyaha Aqalka Sare Soomaaliya U Diiday Inuu Gallo Garoonka Diyaaradaha Ee Muqdisho

Muqdisho(OWN)- Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa Maanta waxaa mudo kooban lagu xanibay afaafka hore ee laga galo Garoonka diyaaradaha Aadan-Cadde ee Magaalada muqdisho xilli uu doonayey in uu dalka ka dhoofo.

 

Guddoomiyaha iyo Xubno la socday ayaa doonayay in ay aadaan dalka Kenya balse xilli ay marayeen afaafka laga soo galo Garoonka gaar ahaan Madiino Geyd ay celiyeen Ciidamo ka tirsan AMISOM oo halkaasi ilaalo ka haya,iyaga oo u diiday in ay garoonka galaan.

 

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker