BERBERA OO WARKEEDA MUQDISHA LAGU DHAMEEYEY .. MUXUU KA YIDHI Mr . AGGREY MUTAMBO ?!

Waxaynu Tarjumaad ruuxi ah aynu sii donaa maqaal uu Daily Nation Kenya ku qoray qoraa Mr . AGGREY MUTAMBO wuxuu ku bilaabay ……

“ After a meeting in Mogadishu on Saturday, President Mohamed Abdullahi Mohamed ‘Farmaajo’ and PM Ahmed said they will be investing in major infrastructure projects including ports and roads.

“In an effort to attract and retain foreign investment to the two countries and the Horn of Africa Region, the leaders agreed on the joint investment in four key sea ports between the two countries, and the construction of the main road networks and arteries that would link Somalia to mainland Ethiopia,” a Communiqué from the meeting said .”

Dawlada Ethiopia waxay ogolaataay in maalgashi wadajira dekkedaha  Somaliya ay kula sameyso Somaliya nuuxsigaa oo loo arki karo in Jaalle RaysalWasaare Abiy Axmed inuu shariciyeysanayo qandaraasyadii gadiidaynta ee  Dawlada xamar hore uga biyo diiday su’aashana gelisay … codka kor ha u qaadin waa intaasu  Jaalle Muuse Biixi ku qabsadaaye lakiin arrinku wuxuu u eg yahay in BerBera xamar Jaalle Raysalwasaare Abiy Axmed loogu  meheriyey mar labaad nikaaxa labadi ma sharci baa sawkii macaali wasiir Sacad Cali Shire lahaa anaa bixiyey duqa Korneyl Muuse na waa ku duceeyey  ….. Sucuudiga Boqorkiisa ayaa la yidhaah khaadim xaramayn shariifeyn ” خادم الحرمين الشريفين  ” ninkii Korneyl Muuse Biixi cabdi wuxuu marayaa khaadim bayt morgen al-qadim ” خادم البيتمورجن القديم ” iska badhsaabka  Hargeysa ……. waar wadaadka caqiid  Muuse ah xajka geeya sanadka bal in ALLAH XAQA tuso oo dadkan uu xidhxidhayo joojiyo isagoo dalkiiba faro ku jirin ..

” TECHNICAL TEAM

The two said they will constitute a designated joint technical team to craft the details and timelines for the project.

The ports were not named in the dispatch but Ethiopia’s latest move could be seen as correcting the controversy it created earlier in the year by buying a stake in the Port of Berbera in Somaliland.

Ethiopia would own 19 per cent but that deal drew the ire of Mogadishu with MPs saying it had violated the Provisional Constitution as well as the sovereignty of Somalia.

 Somalia demands that all deals made by breakaway regions of Puntland and Somaliland with foreign entities be endorsed by Mogadishu.”

Koox Farsamo

Labada dhinac waxay isla qateen in loo saaro koox farsamo oo wado jir ah kuwasoo isku dubaridi doona faahfaahinta iyo adoroska waqtiyeed ee mashariicda …….. Macaali wasiir Cabdilaahi Cismaan Abokor aka Afqaraf ee lahaa maalintii dhawayto Beelweynta Garxajis Xamar bay ku socotaa wasiirow dhawaan yaan lagu arkin adoo dhex fadhiya kooxda farsamada Nairobi ama Addis Ababa sidii maareeyaha madaarka Hargeysa oo baryahanba qolada reer  Xamar T-bone steaks Nairobi ku siinayeen Johny Walker ka isaga waxba sheegi mayno  waar Jaalle ina Rodal baryahanba Nairobi ayuu ku casuunaa reports-kiisa wa lasoo dhigi hadii loo baahdo …….

Yeelkeede Dekkedaha hawl galkan laguma magaacabin lakiin waxay u ekeyd in Dawalada Ethiopia nuuxsigeedii ugu dambeyey saxayo khilaaf soo kala dhex galay Somaliya sanadkan horaantisii kadib markii Ethiopia saami ka iibsatay dekkeda Berbera ee Somaliland ……. Iibsatay ?! maxay siisatay Korneyl Muuse Biixi cabdow noo sheeg hadaad ogtahay ?  ma oga waa sholada ay ku tureen cisaabadii dawladii Madaxweyne Silaanyo ka xanuunsaday .

Dawlada Ethiopia ayaa 19 % yeelanaysa heshiiskaasi kala irdheyn buu keenay iyakoo xildhibaanada Somaliya sheegay inay arrintaasi meel ka dhac ku tahay dastuurka iyo madax banaanida Somaliya .

Soomaliya waxay dalbatay in dhammaan heshiisyada ay sameeyeen gobollada faliidhmay koonfur-galbeed , Puntland iyo Somaliland  Dawlado ama hay’ado shisheeye inay  Muqdisho tageersan tahay ducada ugu dambeysana leedahay .

 waxa kalooy shegeen DEAL NULLIFIED  heshiikii hore waa ka kac maca kuwii barlamaanka Somalilind gacanta u taagay waxaanu u maleyneynaa inay tahay wiilkii duca qabe safiir Baashe Cawil Xaaji Cumar waxa baryahan loo arki waayey waar yaa u sheega 4 dekkedood oo badacas ah ayaa laga hadlayey Berbera , Saylac , Xiis & Maydh  iyo Lughaya  waar safiir Baashe imaraatka so kaxee markan waanu kaala qayb galeynaa oo kaadhka  Xiis & Maydh ayaanu ciyaareynaa , Istaaqfurulah tooba ya ALLAH ….

“The two leaders unequivocally stated their mutual respect for the sovereignty, territorial integrity, political independence and the unity of both nations and called upon all Somali actors to relentlessly work towards the unity and cohesiveness of Somalia,” they said.

Labada Hogaamiye waxay si cad u qexeen ixtiraamkooda laba dhinacleynaya ee madaxbanaanida , xuduudaha dhulka , madaxbanaanida labada dal iyagoo jilayaasha Somaliya ku booriyey inay  uga shaqeyaan iyakoon ka daalin midnimada iyo isu-dhawaanshaha Soomaaliya ……. ogow waxa lala hadlayaa dawladihii faliidhmay ( Koonfur – Galbeed , Pun†land iyo Jeegaan†aland ) …… …… ogow muwaadin hadii jidka Berbera ilaa Togwajaale Ethiopia iminka bilooday ogow Aabo Farmaajo ayaa ku siiyey Aabo Muuse Biixi shuqul kuma laha …… Aabadasii waa waxaanu ka dagalanay  markii la yidhi Aabo siyaad ( AHUN ) dhaha ayaada kasoo degay :


ادْعُوهُمْ لِآبَائِهِمْ هُوَ أَقْسَطُ عِندَ اللَّهِ ۚ فَإِن لَّمْ تَعْلَمُوا آبَاءَهُمْ فَإِخْوَانُكُمْ 

فِي الدِّينِ وَمَوَالِيكُمْ ۚ وَلَيْسَ عَلَيْكُمْ جُنَاحٌ فِيمَا أَخْطَأْتُم بِهِ وَلَٰكِن مَّا

 تَعَمَّدَتْ قُلُوبُكُمْ ۚ وَكَانَ اللَّهُ غَفُورًا رَّحِيمًا 

 

Ahmed Jigga

home

Related Articles

Back to top button

Adblock Detected

Please consider supporting us by disabling your ad blocker